ANFAC Real Estate

ANFAC Real Estate Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ANFAC Real Estate, hargeisa, Hargeysa.

shirkada Anfac ee kireynta guryaha magaalada hargeysa waxay kuu haysaa guryo kiro ah iyo jagooyin banaan oo iib ah hadaba macmiil waxan kugu adeegi doona si hufan oo xilkasnimo leh fadlan nagala soo xidhiidh numberkan idiin muuqda mahadsanid 252 4259227

14/09/2025

Check out Anfac real state’s post.

14/09/2025

31 likes, 3 comments. “Asc dhamaan asxaapta Waa guri iiba Oo ku yaala area kaalinta qamar ama masjid faadumo cabirku Waa 12 $ 18 qiimuhu Waa 70,000$ Waana Lagula saa’irayaa wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh numberada shaashada kaaga muuqda tell:0634259227 / som:0659910415”

10/09/2025

Check out Anfac real state’s video.

22/04/2025

Gurigan kuu muuq. daa waa iib oo ku yaal xaafada jijiga yar shirkada anfac kuugu bushaaraaynaasa dhulka iib ka ah guryaha iib ka ah gawaadhida iib ka ah iyo guryaha kirada ah kuwa goglan iyo ku wabanaan cidii haayasa dhul iib ah guyo iib ah gawaadhi iib ah waanu kuu iibin ee la soo xiidhidh ciwaana kala ah 00253425227 ama 0659910415

Address

Hargeisa
Hargeysa
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ANFAC Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share