05/12/2025
Adeegyada farsamo ee aad naga heli karto
Waxaa ka mid ah
1. Albaabada & Daaqadaha Muraayadda – Aluminium, Umbrella iyo PVC, oo
tayo sare leh.
2. Composite Panel Decoration & Double Glass Windows – Qurxinta gudaha
iyo dibadda oo casri ah.
3. Gypsum & PVC Decoration – Naqshado gaar ah oo soo jiidasho leh.
4. Glass Partition – Furaan muuqaalka gudaha, iftiin dabiici ah oo badan.
5. Steel Structure Warehouses & Hungers – Dhismo adag oo waara, ku
habboon ganacsigaaga.
6. Pergola & Car Shades – Ilaalinta baabuurta iyo meelaha furan qorraxda.
Wixii faahfaahin dheeraad ah nala soo xidhiidh si degdeg ah!
📍kala soo xidhiidh Numberka 252633925977