Warbaahinta Gobolka Mudug

Warbaahinta Gobolka Mudug Warbaahinta Gobolka Mudug 👀

22/08/2026

DEG DEG Galkacyo dhanka butland waxaa ka Socda dagaal xoogan

19/08/2026

Deegaanka Bitaale Oo dhaca Bariga Gobolka Gobolka 🐪dhulka Geela Caanka Ku ah

18/08/2026

Cajip 😀👋

18/08/2026

DEG-DEG Madaxweynaha JFS iyo Madaxweynaha Galmudug Oo booqday xarunta farsamada gacanta Prof. Addow oo ku baxday 6 Million Dollr

16/08/2026

DEG DEG Magaalada Cadaado oo Maantay Marti Galinaysa Madaxweynaha Qaranka Soomaaliyeed Xasan Shikh Maxamuud oo Saacadaha Soo Socda Safar Lugtaa Ku imaan doonaà Waxa Uuna Safarkiisa Ku Siiwajahan yahay Magaalada Galkacyo 👁

16/08/2026

Madaxwayne Hassan shiiq oo hdda gaaray degmada xananburo halkaas oo uu tabar ugu soo xiridoono maanta cutubyo katirsan (CXDS)

14/08/2026

Madaxweynaha Soomaalia Doctor Xasan Sheikh Maxamuud Oo Galabtay Gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha ayaa Safarkiisa Ku mari doona Qayb Kamid ah Galgaduud iyo Mudug

Warbaahinta Gobolka Mudug

11/08/2026

Dugsiga tababarka Xanan buuro Ee Galgaduud

08/08/2026

Beesha Sacad Oo.Maantay Lacag dhan 12000, doolar Ku Wareejisay Beesha Cabdi Ciis ee majeerteen. Oo maalmo ka hor nin Looga dilay deegaanka Xaafoofle ee Waqooyiga Gobolka Mudug Lacagtaas oo aheyd Qayb Kamid ah Diyadii ninka ay Beesha Sacad dilèn

Warbaahinta Gobolka Mudug Nasooraac 👏

  ciidanka Beesha Sacad oo ku sugan gobolka Mudug Gaalkacyo Wisil Sangaduud saxa qurux Afbarwaaqo Galinsor ilaa Galgalad...
05/08/2026

ciidanka Beesha Sacad oo ku sugan gobolka Mudug Gaalkacyo Wisil Sangaduud saxa qurux Afbarwaaqo Galinsor ilaa Galgalad ayaa Maantay dhamaantod waxaa lagaliyay Heegan Buuxa si ay u Difaacan dhamaan Xuduuda aan lawadagno Maamulka Puntland waxaana ciidankan lafaray adii dagaalka Magaalada Galkacayo kasocda dhanka Maamulka Puntland haduu soogaro dhanka..

Maamulka Galmudug in ay tilaado sharci ah kaqaadan iyago gudanahaya waajibkoda difaacahayana shacabkooda iyo deegaankooda saraakiisha Ciidankan Hugaaminahaya ayaa goordhow warbaahinta kaso hadlidona ayago Fariin adag u dirahaya Maamulka Said Deni..

WAXII FAAFAAHIN AH GOOR DHOW HALKAN KALASOCO 👀

Warbaahinta Gobolka Mudug

Address

Hobyo Mudug
Hobyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warbaahinta Gobolka Mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share