02/10/2025
3 sano ayaa laga joogaa markii aan soo jeediyey in 6 bilood la isiiyo si aan xal ugu helo xaalufinta dhirta Dhambayl ee Mudug, waxaan gacanta kuhayey ciidan aan anigu maalgeliyey oo aan tababaray, waxaana dejin lahaa deegaanada ay caalufintu kasocoto, si aan ubadbaadsano dhirta yar ee hartay. Maalin dhaweyd waxaa lagu dhawaaqay in xal k**a dambays ah laga gaaray jariddii dhirta, waxaana maanta arkayey gawaari qoryo lasoo jaray sida ee dhex socda magaalada Gaalkacyo. Sidey wax ujiraan walaalayaal? Maad ciyraata naga deysaan.