29/03/2025
Gudoomiyaha arimaha bulshada degmada raage ceele ayaa halkaan hambalyo ku saabsan munaasabada ciidul fidriga uga diraya dhamaan umadda soomaliyed gaar ahan bulshada degmada raage ceele
Ciid wanaagsan