20/01/2026
🔧 MA U BAAHAN TAHAY ADEEG CILAD-BIXIN OO
DEGDEG AH & LAGUNA KALSON YAHAY? 🔧
Coloow Jowhar Technical Services
waxaan ku siineynaa adeegyo farsamo oo tayo sare leh, khibrad leh, kana jawaabaya baahidaada si dhakhso ah.
🛠️ Adeegyadeenna:
✔️ Cilad-bixin & dayactir Qaslado & Cookers
✔️ Xerid & dayactir CCTV
✔️ Dayactir Laptop & Computer
✔️ Ku shubida Windows & Softwares
✔️ Dayactir & rakibid AC & Fridge
🎯 Maxaad nagu dooranaysaa?
✅ Adeeg degdeg ah
✅ Shaqo nadiif ah oo xirfad leh
✅ Qiimo macquul ah
✅ Aaminaad & masuuliyad buuxda
📍 Goobta: Jowhar & nawaaxigeeda
📞 Call Now: 0615561530
📲 WhatsApp: +252625561530
💡 Hal mar nala soo xiriir – waxaad heli doontaa adeeg
aad ku qanacdo.