Tayasiir Dalqaf

Tayasiir Dalqaf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tayasiir Dalqaf, Nairobi.

Permanently closed.
Waqooyi bari quwada 1aad ee somalia Mala odhan karaa ?
26/04/2026

Waqooyi bari quwada 1aad ee somalia
Mala odhan karaa ?

21/04/2026

"Inaan dameer dilo waxaa ka fudud inaan qof dilo"

Xaqiiq jirta .

19/04/2026

xafiiska xisbiga cadaalada iyo wadajirka ee Waqooyi Bari oo dhawaan xariga laga Jari doono .

15 may waa Malin weyn waa Malin ku astaysan malinta dhalinyarada somaliyeed.
19/04/2026

15 may waa Malin weyn waa Malin ku astaysan malinta dhalinyarada somaliyeed.

18/04/2026

Tani hadii ay dhacdo mala odhan karaa riyadii somali wayn ayaa rumoowday ?

12/04/2026

Balanteenu waa xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka .

waxaan galabta degmada adhicadeye kusoo xidhnay cupka heerka 2aad (B) ee degmada adhicadeeye waxana soo xidhay Gudoomiya...
10/04/2026

waxaan galabta degmada adhicadeye kusoo xidhnay cupka heerka 2aad (B) ee degmada adhicadeeye

waxana soo xidhay Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo wadajirka (JSP) ee Waqooyi Bari cabaas saleeban jamac,

waxaana goob joog ahaa Gudoomiyaha degmada iyo taliska booliska,

bulshada adhicadeye ayaana balan qaaday in codkooda siin doonan xisbiga cadaalada iyo wadajirka Doorashooyinka fooda inagu soo haya.

08/04/2026
Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka Qaybtiisa Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa si rasmi ah ula wadaagay fariimo muhiim a...
07/04/2026

Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka Qaybtiisa Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa si rasmi ah ula wadaagay fariimo muhiim ah bulshada, kuwaas oo ku saabsan horumarinta dowladnimada, xoojinta wadajirka bulshada, iyo ka qayb qaadashada geeddi-socodka dimuqraadiyadda.

Sidoo kale, xisbigu wuxuu si rasmi ah u shaaciyey in ay bilaabatay is-diiwaangelintii xubnaha xisbiga (JSP) taas oo fursad u ah dhammaan muwaadiniinta doonaya inay ka mid noqdaan xisbiga, kana qayb qaataan dhismaha mustaqbalka iyo horumarinta dalka.

Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka wuxuu ugu baaqayaa bulshada inay si firfircoon uga faa’iidaystaan fursaddan is-diiwaangelinta, si ay codkooda iyo kaalintooda uga dhiibtaan jihada siyaasadeed ee dalka.

Is-diiwaangelintu waxay ka socotaa Xafiiska Xisbiga (JSP) Xaruntiisa Caasimadda Laascaanood.

06/04/2026

Wefti uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbiga JSP ee Waqooyi Bari cabaas saleeban jamac iyo xubnaha xisbiga ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Waqooyi Bari, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Hawul-wadeenada Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Waqooyi Bari.

kulanka ayaa diirada lagu saaray u diyaar garowga Doorashada qof iyo cod ee Dhowaan ka qabsoomi doonta Gobollada iyo Degmooyinka Waqooyi Bari xoojinta fahamka mabaadi’da iyo qiyamka Ururka Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP).

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayasiir Dalqaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tayasiir Dalqaf:

Share