Sahal real estate

Sahal real estate Sahal Real Estate waa shirkad Soomaaliyeed oo ku takhasustay adeegyada hantida ma-guurtada ah, una adeegta bulshada si casri ah oo hufan.

πŸ“ Sahal Real Estate waa shirkad ka shaqeysa 🏠 iibinta guryaha 🏞️ dhulalka bannaan, 🏒 kireynta goobaha ganacsiga 🏘️ kuwa deegaanka ah ee ku yaal gobolka Banaadir iyo nawaaxigeeda. Waxay bixisaa adeegyo dhameystiran oo daboolaya baahiyaha kala duwan ee la xiriira:

Adeegyada ay bixiso Sahal Real Estate:
βœ… Iibinta Dhulka Banaan

Dhulal ku yaalla meelaha horumarinta leh sida degmooyinka magaalada iyo hareeraheeda. Ku habboon ganacsiga, dhismooyinka deegaanka, iyo maalgashi fog.

βœ… Iibinta Dhulka Dhisan

Guryo, xafiisyo, iyo xarumo ganacsi oo diyaar u ah in la iibsado. Labada nooc ee deegaanka iyo ganacsiga ayaa diyaar ah.

βœ… Kireynta Goobaha Deegaan & Ganacsi

Guryo, xafiisyo, dukaamo, iyo xarumo kale oo kireysan oo ku yaalla goobaha muhiimka ah. Qiimo macquul ah iyo heshiis sharci ah.

βœ… La-talin Hanti Ma-guurto

Waxaan siinaa macaamiisha talooyin xirfadeed kahor inta aysan iibsan, kireysan ama maal gashan hanti ma-guurto.

βœ… Diiwaangelinta iyo Dammaanadda Hantida

Waxaan caawinnaa macaamiisha si ay hantidooda u diiwaangeliyaan sharciyan ugana helaan dammaanad rasmi ah. Hadafka Sahal Real Estate:
In la siiyo macaamiisha adeeg degdeg ah, la isku halayn karo, oo casri ah si ay u helaan ama u iibiyaan hantidooda si sahlan oo sugan.

Hambalyo 1july maalintii eey midoobeen somalida waqooyi iyo kofureedSahal real estate
01/07/2026

Hambalyo 1july maalintii eey midoobeen somalida waqooyi iyo kofureed
Sahal real estate

Jumco mubaarakSahal real estate
19/06/2026

Jumco mubaarak
Sahal real estate

Jumco mubaarak
12/06/2026

Jumco mubaarak

Eid mubaarak
26/05/2026

Eid mubaarak

Jumco mubaarakSahal real estate waa halka dhulkaadu jiroKa iibso kuna iibi si amaan ah
08/05/2026

Jumco mubaarak
Sahal real estate waa halka dhulkaadu jiro
Ka iibso kuna iibi si amaan ah

Sahal real estate  ayaa idiin heysa dhul iib ah oo kuyaala Yaaqshiid, new mogadusho, Darusalaam, Heliwaa, iyo dharkiinle...
06/05/2026

Sahal real estate ayaa idiin heysa dhul iib ah oo kuyaala
Yaaqshiid, new mogadusho, Darusalaam, Heliwaa, iyo dharkiinleey
Sidoo kale waxaan idiin kaga heeynaa dhamaan degmooyinka gobolka banaadir.

Hadii aad heeyso dhul iib ah nala soo xariir

Sahal real estate waxeey kuu heysaa dhul iib ah
12/04/2026

Sahal real estate waxeey kuu heysaa dhul iib ah

Jumco mubaarak Sahal real estate waa halka dhulkaagu jiro
10/04/2026

Jumco mubaarak

Sahal real estate waa halka dhulkaagu jiro

Sahal real estate  waxeey idiin heeysaa Dhul jaanis ah
01/04/2026

Sahal real estate waxeey idiin heeysaa
Dhul jaanis ah

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal real estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share