Kireeye Company

Call Website Contact the business

Kireeye Company Kireeye Company waa shirkad ka shaqeysa iibka Guryaha& dhulal, Kireynta, dhismaha iyo maamulka hantida ma guuratada ah

14/11/2026

13/11/2026

WAA apartment goglan 3 qol 2 musqul iyo jiko WIISH security 24/7
âś… DAGMADA WADAJIR
âś… BUULA XUUBEY
âś… KIRO 650$ + deposit

Tell 619007460
Tell 612150333

13/11/2026

ka faaideysi wacan macmiil
Tel 61 4496909 / 619007460

12/11/2026

APARTMENT KIRO AH OO JAANIS AH ⬇️

KIRAYSTE, HESHIISKA MA MAALINTA AAD GURIGA DEGEYSO OO KELIYA AYUU SHAQEEYAA?Marka aad guri kiraysanayso, waxaad saxiixda...
10/11/2026

KIRAYSTE, HESHIISKA MA MAALINTA AAD GURIGA DEGEYSO OO KELIYA AYUU SHAQEEYAA?
Marka aad guri kiraysanayso, waxaad saxiixdaa heshiis, waxaadna ballanqaaddaa inaad ilaalinayso shuruudaha guriga.
Laakiin waxaa nasiib darro ah in kiraystayaal qaarkood marka ay guriga ka guurayaan aysan ku dhaqmin heshiiskii ay saxiixeen.
Milkiilaha guriga lama ogeysiiyo waqtigii loogu talagalay, muddadii ogeysiiska lama ilaaliyo, mararka qaarna guriga laguma wareejiyo xaaladdii lagu kala qaatay.
Xusuusnow: Heshiisku ma aha warqad aad saxiixdo oo keliya, waa ballan aad masuul ka tahay.
Ixtiraam heshiiska bilowgiisa ilaa dhammaadkiisa.
Kireeye Company – Milkiile iyo Kirayste, xuquuqdiinna waan ilaalinnaa.

APARTMENTS GOGLAN🔸3 QOL 2 MUSQUL IYO JIKO 🔻 1 QOL STUDIO ROOM MUSQUL IYO JIKO📍 WADAJIR LAAMI YARAHA SOOBETell 619007460T...
07/11/2026

APARTMENTS GOGLAN
🔸3 QOL 2 MUSQUL IYO JIKO
đź”» 1 QOL STUDIO ROOM MUSQUL IYO JIKO
📍 WADAJIR LAAMI YARAHA SOOBE

Tell 619007460
Tell 614496909

07/11/2026

APARTMENT KIRO AH 3 QOL 2 MUSQUL IYO JIKO BIYAANADA 2 QOLAL WAASAC AH
âś… DAGMADA WARTA NABADA
âś… AGAGAARKA NEESHINKA
âś… KIRO 300 + deposit

Tell 619007460
Tell 612151313

07/11/2026

APARTMENT KIRO AH 3 QOL MUSQUL IYO JIKO WISH LEH SECURITY 24/7
âś… DAGMADA HOWLWADAAG
âś… XAAFADA BALKASII
âś… KIRO 310$ + deposit

Tell 619007460

Address

Bakaraha Dabaqa Malin Taajir Ka So Hor Jeedka Hotel Waaheen
Mogadishu

Telephone

+252615124920

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kireeye Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kireeye Company:

Shortcuts

Share

Category