Suldaan Abdirashiid Sheikh Issak

Suldaan Abdirashiid Sheikh Issak “اللهم اغرس في قلوبنا حبك، وحب من يحبك،
وحب كل عملٍ يقربنا إلى حبك،
وارزقنا صدق النية، وصفاء القلب، ونور البصيرة. أمين يارب العالمين kusoo dhawaada asxbta

09/08/2026

“Ciidanka iyo Shaqaalaha Dowladda Mushahaar lama siin weli Cabsi ayaana jirta, Madaxweynihii h**e Xasan Sheekh B**b iyo Doorasho Been ah ayuu ku mashquulsanyahay”.

Musharax Madaxweyne Cumar Cabdiqaadir Axmed Fiqi.

05/08/2026

"Wixii Raaskaambooni ka dhacay ayaa lala rabaa Puntland"Axmed Madoobe.

Muuqal h**e.

05/08/2026

Gaalkacyo oo muddo nabad ahayd tan iyo dib-u-heshiisiintii ay u samaysay dowladdii Madaxweyne Farmaajo, ayaa markii ugu horraysay maanta martigelisay dagaal qaraar.

Dagaalkaas oo ay abaabulayaan Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday iyo kooxdiisa, iyagoo doonaya inay halkaas ugu duullaan tagaan Puntland si ay u burburiyaan maamulkaas oo muddo 28 sano ah dhisnaa.

Mohamed Abdullahi Farmaajo
NABAD IYO NOLOL

03/08/2026

Xasan Sheekh oo Dalka geliyay Xaalad Qatar ah, Beesha Caalamka oo Go'aan culus ka qaadanaya Madaxda Soomaaliyeed.

Faafi Muuqaalka

30/07/2026

Ciidanka Ahlu-Sunna oo hub aruursi bilaabay, Fadeexad hor leh oo laga helay Doorashadii Galmudug iyo Xogo kale.

Faafi Muuqaalka

30/07/2026

RW Kheyre “Si maalinle ah ayuu u xumaanayaa xiriirka nagala dhaxeeya Beesha Caalamka iyo Dalalka Deriska ah”.

29/07/2026

Ma dhabaa Hadalka Mucaaradka ee AS ayaa dalka qabsanaya, Sidee ataadsa u aragtaa?

25/07/2026

Gabadhan somaliyed oo masaakiinta ah si caddaalad ay u hesho video videogan u sheer gareeya meel dheer u gaarsiiya,

Shaqiyaad bay ka cabaneysaa waa qof naafo ah waaye waliba
Mowliid Abdi Khaire

21/07/2026

Ciidanka PSF oo Jab culus la gaarsiiyay, Maxaabiis, Gaadiid Dagaal iyo Hub badan oo laga qabsaday iyo Deni oo Amar Culus bixiyay.

Faafi Muuqaalka

18/07/2026

Taliye Shub oo gaaray Beydhabo, Ciidanka Laftagareen oo Howlgalkii ugu cuslaa qaadaya iyo Aadan Madoobe oo see.....

Faafi Muuqaalka

Address

Suldaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed
Mogadishu
BULSHOMIDEYSAN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaan Abdirashiid Sheikh Issak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share