Gudoomiyaha kambeynka dib u dorashada farmaajo

Gudoomiyaha kambeynka dib u dorashada farmaajo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gudoomiyaha kambeynka dib u dorashada farmaajo, Real Estate, Excontrol afgooye, Mogadishu.

20/08/2022
18/05/2022

Dalka waxuu gacanta ugalay dalalka cadowga umada somaliyeed ah ee kamid tahy kenya iyo Emaradka marka waxan usheegaya cxd.somaliyeed iney kadifaacan shisheeyaha kuso duulay dalkeena waa in wax lagaqabto sida ugu dhaqsiyaha badan hadii kale burbur weeyn aya kadhayo xaqiqdii

Mw maxamed Abdullahi maxamed farmaajo markale sonoqo insha allah xafidulah intii neceb cagta xootiisa ayey kujiran kanax...
06/05/2022

Mw maxamed Abdullahi maxamed farmaajo markale sonoqo insha allah xafidulah intii neceb cagta xootiisa ayey kujiran kanax oo nafta waa

22/04/2022

Masha allah wadaniga qaranka umada somaliyeed anoo ku hadlayo codkiisa dadka lagu man hababinayo dorashada aya lagu qabanaya ceelwaq waxan fareyna in aysan waxba kajirin magalada madaxda gobolka gado garbaharey dorashada aan kadhicin meel kale ay kadhaceyso majirto

Address

Excontrol Afgooye
Mogadishu
HODAN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudoomiyaha kambeynka dib u dorashada farmaajo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category