Geedi Sahan

Geedi Sahan IIBSO AMA ISKA IIBI

08/08/2026
Waa nus boos diyaarsan cabirkiisu waa 20×9Waa mar la arag qiimihiisu waa macquul goobta uuku yaalo waa soonakey hadaa do...
08/08/2026

Waa nus boos diyaarsan cabirkiisu waa 20×9
Waa mar la arag qiimihiisu waa macquul goobta uuku yaalo waa soonakey hadaa doonayso naga soo wac whatsupkena 61 9606601




Madoonaysaa beer kiro ah 1hegtar 2hrgtar 3 hegtar ilaa 10 hegtar shirkada geedi sahan properties waxay kuu haysaa dhul b...
04/08/2026

Madoonaysaa beer kiro ah
1hegtar 2hrgtar 3 hegtar ilaa 10 hegtar shirkada geedi sahan properties waxay kuu haysaa dhul beered aad u wanaagsan oo kuhaboon dalaga nuucyadiisa kala duwan hadaba soo dalbo oo naga soo wac whatsupkena 61 9606601
Nugu soo biir si aad ula soco fursadaha banaan pagkana follaw dheh mahadsnid



01/08/2026

Waa guri diyaasan intaa boos banaan dhisan leheed ayaa luguu diyaariyay waa nusboos sicajib ah udhisan laba qayb ayaaloodhisay qayb kastana waxaa kadhisan 3 qol 2 musqul iyo jiko wuxuuna kuyaalaa soonakey qiimihiisu waa 48kun isku dhamaad ah nagala soo xariir whatsupkena 252619606601




27/07/2026

Jaanisyadau way furanyihiin wali halkaan waxaa diyaar kuu ah nus boos cabirkiisu yahay 10×15
Wuxuu kuyaalaa magaalada dhaxdeeda dagmada hodan gaar ahaan soonakey kafaq,idayso oo naga soo wac whatsupkena 61 9606601 pagkana follaw dheh mahadsanid


25/07/2026



Yaaka wanaagsan gacantaada waxaa kubeeratay bilo yar kadib g**o

22/07/2026

Waa markale iyo dagmada hodan gaar ahaan sonakey wa nusboos waasac ah qiimihiisuna yaryahay soo dalbo macmiil naga soo wac whatsupken 61 9606601 pagkana follaw dheh



20/07/2026

Waa jaanid naadir ah boos sharcigiisu udhamaystiranyahay qiimihiisuna macquul yahay kuwaan iyo kuwa lamidka ah waxaa kahelikartaa
Halkaan nagasoo wac whatsupken 61 9606601
Pagkana follaw dheh mahadsanid



16/07/2026

Kusoo dhawaada shirkada ibka dhulalka iyo kiraynta beeraha geedisahan propety waxaa diyaar ku ah dhulbeereed kiro ah oo hal hegtar ah 100×100 kuna yaala deegaanka xanfaraw duleedk ceelasha biyaha qiimihiisu waa macquul naga soo wac whatsupkena 61 9606601 pagkana follaw dheh mahadsanid





13/07/2026

Waa markale iyo hodan gaar ahaan jaamacadaha
Waa boos raqiis ah dhisme shub ahna luguugu diyaariyay wuxuu udhawyahay wadaad katimaada somali sudaanes iyo degfeer hadaa ubaahantahy naga soo wac lambaradeena
Kuna soo biir baraheeena bulshada




us

Address

Banadir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedi Sahan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category