Shacab tech somali

Shacab tech somali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shacab tech somali, Real Estate, liido, Mogadishu.

Shacab Tech Somali
Ku soo dhawoow bogga iftiimiya aqoonta tignoolajiyada πŸ‡ΈπŸ‡΄
Waxaan wadaagnaa:
πŸ’» Computer & Software
🎬 Editing (Premiere Pro & CapCut)
πŸŽ“ Casharro fudud oo faa’iido leh
Ujeedadeenu waa in aan kor u qaadno aqoonta dhalinyarada Somaliyed.

07/02/2026

🎞️ Mooshin Garaafakis
🎨 Naqshad qurux badan
πŸ“’ Farriin si cad u gaarta dadka

πŸ‘‰ Raac page-ka
πŸ‘‰ Like & Share

18/01/2026

🎬 MUUQAAL CUSUB AYAA SOO BAXAY!
✨ Text iyo video si qurux badan ayaa la isugu daray
πŸ‘€ Daawo ilaa dhammaadka
πŸ’¬ Fikirkaaga noogu reeb comments
πŸ‘ Like β€’ πŸ” Share β€’ βž• Follow
Taageer page-ka si aad u hesho muuqaalada xiga ee tayo leh πŸ’―

25/12/2025

qaabka 2 muuqaal # hal video # premar pro iladaawo falan page ka fallow me and like si aad uheshid muuqaalo badan

24/12/2025

side muuqaalka # # looga # adobe # pro adigo isticmaalayo

07/09/2025

Caawa #,madam bisha laqabtey #,waxaa isku soobaxay #,dhalinta # her #,Mogadishu #

Mogadishu oo caawa lagu dareemooyo in bisha laqabtey
07/09/2025

Mogadishu oo caawa lagu dareemooyo in bisha laqabtey

qof walbo dhalin yarada ah maanta wuxuuku fikirooya xirfadee barataa aniga dhalinta waxaan kulatalin lahaay inaybartaan ...
07/09/2025

qof walbo dhalin yarada ah maanta wuxuuku fikirooya xirfadee barataa aniga dhalinta waxaan kulatalin lahaay inaybartaan xirdafa muuqaal sameeynta iyo naqshadeenta sawirada wayo 2025 waxaa kaharsan 4 bilood lkn waxaankula talin lahaay inaa baratid inta kadhiman sanadkan waxaa lagayaaba 2026 inaa fursado badan aad kaheli karto hada xirfadahaan barato qof walbo diyaar u ah iuu barto xirfadahaan qeebta coments hakusoo qoro haa insha allh anaa laso xariirayo ...........

Address

Liido
Mogadishu

Telephone

+252616941079

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shacab tech somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category