Casri deals

Casri deals Casri deals
� Guryo • � Dhul
� Fursado dhab ah & qiimo macquul
� La xiriir hadda!
+252616019594

08/06/2026

🏡 DHUL IIB AH – FURSAD MAALGASHI OO HAB AYUUTO AH 🌿⚡💧
📍 Degmada Ceelasha
📌 Xaafadda Taagane (Qeybta Dambe)
📍 Agagaarka Goofka Ceelka Macalin Nuur
📐 Cabirka: 15m × 20m
💰 Qiimaha Booska Buuxa: $4,700
💰 Qiimaha Nus Booska: $2,350
📋 HABKA BIXINTA (AYUUTO):
💵 Boos buuxa: $200 bishii
💵 Nus boos: $100 bishii

29/05/2026

🏡 NUS BOOS IIB AH – FURSAD WANAAGSAN ✨
📍 Degmada Dherkenley
📌 Agagaarka Macalin Nuur – Xaafadda Dagodiyaha
🌟 Waxaad deris la noqon doontaa reerka Dagodiya oo lagu yaqaano:
🤝 Isjecel
💖 Naxariis
🕌 Dhaqan wanaagsan iyo kala dambeyn
📐 Cabirka: 7.5×20M
🧭 Jihada: Bari
🏘️ Nooca: 1 Jidle
📄 Sharciga: Federal
✔️ Waxaa loo sharciyeeyey dadkii awal deganaa
✔️ Murun iyo isqabqabsi ma leh
💰 Qiimaha lagu rabo: $22,000
📞 Haddii aad daneynayso, hadda nala soo xiriir:
+252 616019594

26/05/2026

Eid mubarak bulshada soomaliyeed

25/05/2026

✨ BOOS IIB AH – FURSAD QAALI AH ✨
📍 Degmada Daarusalaam
🏡 Waa hoyga bilicda iyo nabadda isku darsamay
📌 Dhanka galbeed ayuu laamiga xigaa, kasoo horjeedka Madiina State
🛣️ Wuxuuna ka yahay Blooga 6aad
🔹 Nooca Booska: 1 Jidle
📐 Cabirka: 20×15M
🧭 Jihada: Konfuur Ujeed
📄 Sharciga: Federal oo la hubo
💰 Qiimaha: $18,000 Israac Ah
📞 La Xiriir: 0616019594

10/05/2026

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

09/05/2026

🏡 FURSAD DHUL IIB AH – DEGMADA KAXDA
📍 Goobta: Degmada Kaxda
🌿 Dhul doog ah oo qurux badan
🏘️ Mustaqbal fiican leh, degaan bilow ahna ku habboon
📐 Cabirka: 20×20
🛣️ Laamiga wuxuu u jiraa 2.2 KM
💰 Qiimaha: $4,000 oo keliya
✨ Faa’iidooyin: ✔️ Meel daggan oo hawo fiican leh
✔️ Ku habboon degsiimo iyo maalgashi
✔️ Qiimo jaban oo fursad ah
✔️ Mustaqbal horumar leh
📞 Hadda naga soo xiriir si aad uga faa’iideysato fursaddan.
+252616019594

08/05/2026

🌿 FURSAD DAHABI AH 🌿
Waxaa kuu diyaar ah dhul doog leh oo aad u qurux badan, deegaan ahaan degan oo nadiif ah. 🏡✨
📍 Goob qurux badan oo deegaan wanaagsan ku taalla
💰 Booskii: $5000
💰 Nus Booskii: $2500
✅ Fursad maalgashi oo qiimo jaban
✅ Meel degan oo horumar leh
✅ Ku habboon dhismo iyo degaan
Ha seegin fursaddan qiimaha leh — maanta ka faa’iideyso! 📞🔥
#

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Casri deals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category