Casri deals

Casri deals Casri deals
� Guryo • � Dhul
� Fursado dhab ah & qiimo macquul
� La xiriir hadda!
+252616019594

21/07/2026

🏡 Nus Boos Iib Ah – Dharkenley, Xaafadda Macalin Nuur

📍 Hal block u jira Lamiga Ex-Control Afgooye, suuq u dhow, amni fiicanna leh.

📐 10×15M | 🧭 Waqooyi u jeed | 🛣️ 1 Jidle
📜 Sharciga Federal oo la hubo
💰 Qiimaha: $35,000 (Is-raac)

📞 Faahfaahin: 0616019594

12/07/2026

🏡 BOOSAS IIB AH – DEGMADA DEYNILE
📍 Ex-Gaheyr, agagaarka Kuliyadda Ahmed Gurey, kuna dhow Isgoyska X-Control Afgooye.
📐 Cabirka: 15×20 Mitir
📄 Sharciga: Federal
💰 Qiimaha:
Boos 1 Jidle (Bari u jeed): $55,000
2 Boosas oo 2 Jidleyaal ah: $60,000 halkii boos
✅ Qofkii doonaya nus boos sidoo kale wuu iibsan karaa.
☀️ Dalabkan waa dalabkiinna xagaaga – ka faa'iidaysta hadda!
📞 Faahfaahin: 0616019594

07/07/2026

Dhul iib ah degaanka lafoole

wixii fafaahin kala xariir
+252616019594

08/06/2026

🏡 DHUL IIB AH – FURSAD MAALGASHI OO HAB AYUUTO AH 🌿⚡💧
📍 Degmada Ceelasha
📌 Xaafadda Taagane (Qeybta Dambe)
📍 Agagaarka Goofka Ceelka Macalin Nuur
📐 Cabirka: 15m × 20m
💰 Qiimaha Booska Buuxa: $4,700
💰 Qiimaha Nus Booska: $2,350
📋 HABKA BIXINTA (AYUUTO):
💵 Boos buuxa: $200 bishii
💵 Nus boos: $100 bishii

29/05/2026

🏡 NUS BOOS IIB AH – FURSAD WANAAGSAN ✨
📍 Degmada Dherkenley
📌 Agagaarka Macalin Nuur – Xaafadda Dagodiyaha
🌟 Waxaad deris la noqon doontaa reerka Dagodiya oo lagu yaqaano:
🤝 Isjecel
💖 Naxariis
🕌 Dhaqan wanaagsan iyo kala dambeyn
📐 Cabirka: 7.5×20M
🧭 Jihada: Bari
🏘️ Nooca: 1 Jidle
📄 Sharciga: Federal
✔️ Waxaa loo sharciyeeyey dadkii awal deganaa
✔️ Murun iyo isqabqabsi ma leh
💰 Qiimaha lagu rabo: $22,000
📞 Haddii aad daneynayso, hadda nala soo xiriir:
+252 616019594

26/05/2026

Eid mubarak bulshada soomaliyeed

25/05/2026

✨ BOOS IIB AH – FURSAD QAALI AH ✨
📍 Degmada Daarusalaam
🏡 Waa hoyga bilicda iyo nabadda isku darsamay
📌 Dhanka galbeed ayuu laamiga xigaa, kasoo horjeedka Madiina State
🛣️ Wuxuuna ka yahay Blooga 6aad
🔹 Nooca Booska: 1 Jidle
📐 Cabirka: 20×15M
🧭 Jihada: Konfuur Ujeed
📄 Sharciga: Federal oo la hubo
💰 Qiimaha: $18,000 Israac Ah
📞 La Xiriir: 0616019594

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Casri deals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category