KiroSame

KiroSame Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KiroSame, Estate agents, SODONKA STREET, Mogadishu.

🏠 KiroSame – Hel Guri Lagu Kalsoonaan Karo
Waxaan kaa caawinaynaa helidda guryo tayo leh kiro 🏢 ama Iib Ah
✔️ Apartments & Guryo Qoys
✔️ Goobo ammaan ah & deegaan degan
✔️ Qiimo macquul ah
📍 Muqdisho
📞 +252 613054006
📲 Follow, Like Iyo share

  IIB AH Degmada: Dharkenley — Area: Dabaqa Dagoodiga• Cabirka: 10 × 14.5 m • Qaabka: Nus-boos (laba jidle) • Qiimaha: $...
25/01/2026

IIB AH

Degmada: Dharkenley — Area: Dabaqa Dagoodiga
• Cabirka: 10 × 14.5 m • Qaabka: Nus-boos (laba jidle) • Qiimaha: $33,500 (isku-dhamaad)
Documents Waa Federal
Nagala soo xiriir: +252 613054006
KiroSame




























Listiga Guryaha Banaan ee Degmada Boondheere 2qol 2suli Jiko Balakoon B1aad $260+$100 Tabeelaha Jeceelka.3qol 2suli jiko...
24/01/2026

Listiga Guryaha Banaan ee Degmada Boondheere

2qol 2suli Jiko Balakoon B1aad $260+$100 Tabeelaha Jeceelka.
3qol 2suli jiko B1,4aad $300+$100 Intarloga Tabeelaha Jeceelka
2qol 2suli Jiko Balakoon B3aad $250+$200 Hotel Royal.
3qol 2suli jiko Balakoon B2,3aad $330+$200 Daljirka Busleey.
2qol 1suli Jiko Dhulka $250+$100 Daljirka Busleey.
3qol 1Suli Jiko Dhulka $250+$100 Daljirka Busleey.
3qol 2suli jiko B2aad $300 +$100 Daljirka Busleey

🏡 GURI IIB AH – BOONDHEERE📍 Dagmada: Boondheere📍 Goobta: Ka soo horjeedka Iskuulka Shiikh Xasan Barsame, kuna yaalla int...
22/01/2026

🏡 GURI IIB AH – BOONDHEERE
📍 Dagmada: Boondheere
📍 Goobta: Ka soo horjeedka Iskuulka Shiikh Xasan Barsame, kuna yaalla inta u dhexeysa Daljirka Daahsoon iyo Tiyaatarka Qaranka
🔹 Faahfaahinta Guriga:
🏠 Kirada: Hadda ma kireysna
🛣️ Waddo: Hal jid oo 20 mitir ah
🧭 Jihada: Koonfur-galbeed (Koofur-ujeed)
📄 Dukumiinti: Damayaale orjinaal ah
📐 Cabbirka: 24m × 60m
💰 Qiimaha:
$800,000 (Sideed boqol oo kun oo doolar) — qiimo israac ah, Ku habboon ganacsi, deggenaan ama maalgashi mustaqbal fog
📞 +252 613054006!

📢 APARTMENT KIRO AH – YAQSHIIDGuri Apartment kiro ah oo ku yaalla Degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka School Yaaqshi...
14/01/2026

📢 APARTMENT KIRO AH – YAQSHIID
Guri Apartment kiro ah oo ku yaalla Degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka School Yaaqshiid.
Waxa uu ka kooban yahay 3 qol, 1 suuli, jiko iyo balakoon, biyaanadda 1aad.
Guri nadiif ah, deegaan degan, kuna habboon qoys.
Xogta Gurigaan Muqaal kiiso oo dhameystiran linkga Hoose
https://vt.tiktok.com/ZS5c36E2b/

📞 Contact: +252 613054006
📱 Social Media: Facebook • TikTok • Instagram

🏞 Dhul Iib ah oo Baaxad Weyn 🗺Dagmada Hodon📐 Cabir: 29×52m📍 Goob: Agagaarka Banaadir⭐ Meel Istaraatiiji ah – Hospital Sh...
14/01/2026

🏞 Dhul Iib ah oo Baaxad Weyn
🗺Dagmada Hodon
📐 Cabir: 29×52m
📍 Goob: Agagaarka Banaadir
⭐ Meel Istaraatiiji ah – Hospital Shaaafi
🏗 Ku habboon Dhisme Deegaan iyo Ganacsi
💰 Qiime: $1,100,000 (Malyal iyo Boqol kun)
Tiktok

Hel Gurigga Kuugu Haboon 🏡Kiro ama Iib – si kalsooni leh📲 Raac Mareegaha 📞 +252 613054006
14/01/2026

Hel Gurigga Kuugu Haboon 🏡
Kiro ama Iib – si kalsooni leh
📲 Raac Mareegaha
📞 +252 613054006

  KIRO_Ah    ISKUGO'AN ♦️3-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Waliba Balakoon leh Guri Adiga Kuu Gaar ah ja...
05/12/2025

KIRO_Ah ISKUGO'AN
♦️3-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Waliba Balakoon leh Guri Adiga Kuu Gaar ah jaaniska Maantay .

1 Baarto 1aad

♦️ DAGMADA :
♦️ EERIYADA : Masjidu Alraxmah
♦️ KIRADA : $ 300
♦️ DEPOSET : #150

NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH

📞0613054006

🗓DATE :5/12/2025:MAANTA :Jimco
__________MUQDISHO SOMALIYA _________

  KIRO_Ah   ISKUGO'AN Oo Firaashan♦️4-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Guri Adiga Kuu Gaar ah jaaniska Ma...
01/12/2025

KIRO_Ah ISKUGO'AN Oo Firaashan
♦️4-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Guri Adiga Kuu Gaar ah jaaniska Maantay .

1Baarto 3aad

♦️ DAGMADA :
♦️ EERIYADA : Towfiiq
♦️ KIRADA : $ 700
♦️ DEPOSET : $200

NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH

📞0613054006

🗓DATE :1/12/2025:MAANTA :Axad
__________MUQDISHO SOMALIYA _________

  KIRO_Ah    ISKUGO'AN♦️4-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Guri Adiga Kuu Gaar ah jaaniska Maantay .   3 ...
01/12/2025

KIRO_Ah ISKUGO'AN
♦️4-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Guri Adiga Kuu Gaar ah jaaniska Maantay .

3 Baarto AYAA KABANAN
Mid kan
iyo 2 Parto oo kiiba Kakooban
3 qol 2Suuli jiko Dabaqa Kore Wiish leh

♦️ DAGMADA :
♦️ EERIYADA : Tabeelaha Jeceelka
♦️ KIRADA : $ 400
♦️ DEPOSET : No Deposit

NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH

📞0613054006

🗓DATE :1/12/2025:MAANTA :Axad
__________MUQDISHO SOMALIYA _________

Apartment Kakooban3qol 2suuli Jiko mid kamida waa  Master Room iyo Dagmada Warta Nabada Zone Morolonsa Dukaanka Onkod Ki...
14/11/2024

Apartment Kakooban
3qol 2suuli Jiko mid kamida waa Master Room iyo
Dagmada Warta Nabada
Zone Morolonsa Dukaanka Onkod
Kirada waa$300+$150 Deposit

Wixii Faah-Faahin ah nagala soo xiriir
Tell: +252 613054006
Whatsapp: https://wa.me/message/NCDADOHGTGVAE1
HOYGA KIREYNTA GURYAHA IYO IIBKA DHULALKA EE KiroSame Real Estate
__________________________________________
Maheysaa Guri kiro aad u rabto Ama iib ah Madooneysaa Guri kiro ah Ama iib ah waa kuu diyaar Jiingad+Fillo+Dabaq nin walboo tabartaa iyo taaktaa.
KiroSam Real Estate

06/08/2024

Guri IIB ah .
♦️ Dagmada Guriga = DHANRKENLEEY
♦️ Agaagarka Guriga= XOOSH AMA Booli qaran
♦️ Nooca Guriga= Dhul weyn Dabaq ah Laamigana Saaran
♦️ Cabirka Guriga=. 25/50
♦️ Qiimaha 𝗞𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮= $360,000

Wixii Faah-Faahin ah nagala soo xiriir
Tell: +252 613054006
Whatsapp: https://wa.me/message/NCDADOHGTGVAE1
HOYGA KIREYNTA GURYAHA ama IIBKA ah DHULALKA EE KiroSame Real Estate
__________________________________________
Maheysaa Guri kiro aad u rabto Ama iib ah Madooneysaa Guri kiro ah Ama iib ah waa kuu diyaar Jiingad+Fillo+Dabaq nin walboo tabartaa iyo taaktaa.
KiroSame Real Estate

Address

SODONKA STREET
Mogadishu
252

Telephone

+252613054006

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KiroSame posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category