Aadan maxamed Bile

Aadan maxamed Bile ku soodhawaada gacma furan❤

02/08/2024
01/08/2024

Allah hakuu Naxriisto Hogaamiyihii Hamas, Dunida Muslimka Maanta waxaa kabaxay Garabweyn.

Mujaahid shahiid Allaha u.Aqbalo

26/07/2024

Soomaliyey Qabyaalada qabiil iyo qurunka ka.taga

Qaradaha aduunyada Raggaa qarshka Beeraaya Qalinka iyo buugay Runtii Qarash ku yeesheene Inaggana qabiilkaa Xun baa Qiimaheena dilaye bal qooraanso soomaliyey waad qatalateene

Soomaaliyey midnima diidaney garo maseer kaaga Maamulada iskarabyaaca ee morunka aan feeyey madax gobol intaad naga cutaan meel u wada jeesta. Xigasho...

Dhaka.kale hal baan diriyaa
soomaliyey danta good midnimo qaran👉🇸🇴u.kaaliya walalnima wehel laga dhigtaye

Wa.billaahi Tawfiq

أشهر العلماء الصوماليين هذه الأربعة Culimada soomaali waxaa ugu caansan 4 afartan shekh midkeed taageersantahay1 sh saal...
11/01/2023

أشهر العلماء الصوماليين هذه الأربعة
Culimada soomaali waxaa ugu caansan 4 afartan shekh midkeed taageersantahay

1 sh saalax macalin 2 sh mustafa xaaji ismaaciil 3 sh maxamad cabdi umal sh cabdi Rashid sh cali suufi

11/01/2023

Ma shaa Allaa

Bisinka Ilaahay hortii howl ma billaabo

10/01/2023

Wiilal dhaqan xun oo shaxaariyiin ah

10/01/2023

Sheekh Cabdi Xayi oo ka yaabiyay Sh.Mustafa, Sh Shibli, Sh Xuseen Cali Jabuti iyo Sh Suufi

10/01/2023

Maxaa qofkaan acmaashiisa dhaafiayay.

Sii faafi walaal

09/01/2023

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif ayaa ummadda muslimiinta ka codsaday in laga qeyb qaato go’gasha masjidka Daarul-Quraan oo ku yaala deegaanka Ceelasha Biyaha.

07/01/2023

JAHLIGA BULSHADEENA HAYSTA......
SH. ABU BUSHRA

07/01/2023

Quraan, Tafsiir kooban

Address

Mogadishu

Telephone

+252615603591

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadan maxamed Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category