MR Cuzmaan

MR Cuzmaan muqdisho soomalia

G
28/12/2022

G

Soo qor  scw
27/10/2022

Soo qor scw

22/10/2022

KKKKKK ar Dad kNaa dhibidnaa 🤣🤣🤣🤣

16/10/2022

KU Sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

 &Jumco mubark@
13/10/2022

&

Jumco mubark@

Soo qor s c w
08/10/2022

Soo qor s c w

Burkii Moqokori lagu cuni lahaa horay u dubo kulahaa Bega follow dheh
07/10/2022

Burkii Moqokori lagu cuni lahaa horay u dubo kulahaa Bega follow dheh

Saddex maalmood ka dib geeridaada, dhammaan cidiyahaagu waxay ka daadan doonaan jidhkaaga. Afar maalmood ka dib geeridaa...
04/10/2022

Saddex maalmood ka dib geeridaada, dhammaan cidiyahaagu waxay ka daadan doonaan jidhkaaga. Afar maalmood ka dib geeridaada, dhammaan timahaagu waxay ka soo fuqi doonaan qolofta jidhka ee ay ku dhegganyihiin. Shan maalmood ka dib geeridaada, maskaxdaadu waxay bilaabi doontaa in ay soo daadato, waxaana ka dhargi doona cayayaanka. Lix maalmood ka dib geeridaada, maqaarkaagu wuu madoobaan doonaa, waxaanu bilaabi doonaa in uu goo'go'o, si tallaabo-tallaabo ahna uu uga dhammaado lafaha. Todoba maalmood ka dib, calooshaadu way mudhuudhuqi doontaa, waxaanay sii dayn doontaa ur aad u qadhmuun oo ka soo bixi doonta jidhkaaga afka laga bilaabo ilaa xubnaha taranka. Lixdan maalmood ka dib geeridaada, dhammaan jidhkaagu wuu dhammaan doonaa, marka laga reebo lafaha..

Soomaaligaagan farriinta akhrisanayoow, muhiim maaha sida wajigaagu u qurux badanyahay, laakiin ugu dambaynta waxaad cunto u noqon doontaa dirxiga marka lagu soo aaso ee iilka lagu geeyo. Fadlan meel iska dhig islaweynida oo xusuuso qabriga. Ilaahay dhammaanteen ha ina hanuuniyo. Aamiin.

WQ- Nageeye Cali Khaliif.

Share dheh si ay dad badan uga faajdeystaan..mahadsanid

04/10/2022

Asc asxbta
follow
isoo
dhaha

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MR Cuzmaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service?

Share