Kahfi Architects

Kahfi Architects Kahfi Architects is a Somalia-based firm offering innovative architectural design, interior design, and engineering services.

14/10/2026

𝐑𝐄𝐃𝐒𝐄𝐀 𝐇𝐎𝐒𝐏𝐈𝐓𝐀𝐋 | 𝐌𝐎𝐃𝐄𝐑𝐍 𝐃𝐄𝐒𝐈𝐆𝐍

Waxaan Redsea Hospital u sameynay naqshad casri ah oo qurux badan, waxaana mashruucan ka qabannay:

✅ Dib-u-naqshadeyn 3D ah oo isbitaalka oo dhan ah.
✅ Naqshadeynta qeybta cusub ee bukaan-socodka (OPD).
✅ Naqshadeynta Coffee Shop cusub.
✅ Naqshadeynta qeybta gargaarka degdegga ah (Emergency Department).

📞 Ma u baahan tahay naqshad casri ah oo qurux badan? Nala soo xiriir: 61 6984923



01/10/2026

Waxaan u naqshadeynay xafiiskan 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗱𝗮 𝘀𝗵𝗶𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗔𝗘 𝗘𝗻𝗲𝗿𝗴𝘆.

Bal nala daawo sida aan qolka h**e ugu beddelnay xafiis casri ah oo qurux badan

Nagala soo xariir :
0616984923



28/09/2026

Waxaan 𝐘𝐚𝐫𝐝ı𝐦𝐞𝐥𝐢 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥 u naqshadeynay una hirgelinnay Podcast Studio casri ah oo loogu talagalay inay dhakhaatiirtu bulshada kula wadaagaan fariimo iyo wacyigelin caafimaad.

𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫:
61 6984923




27/08/2026

Tani ma aha naqshad oo keliya, waa aragti isu beddeshay mashruuc dhab ah oo hadda ka dhismaya degmada Shangaani.

Waana Mid ka mid ah hal-abuurrada naqshadeed ee Kahfi Architects sanadkan curisay

Hal mar nala daawo safarka naqshaddan — laga bilaabo albaabka h**e ilaa qol kasta oo guriga ka mid ah.

cabirka dhismaha : 14*12m²
Mashruucaaga xiga la wadaag Kahfi Architects.

📞 61 6984923





10 Mashruuc iyo 10 Magaalo—hal-abuurka Kahfi Architects oo gaaraya deegaanno kala duwan.Waxaan idinla wadaagaynaa mashaa...
13/08/2026

10 Mashruuc iyo 10 Magaalo—hal-abuurka Kahfi Architects oo gaaraya deegaanno kala duwan.

Waxaan idinla wadaagaynaa mashaariic ku kala yaalla:

📍 Xamarweyne, Muqdisho
📍 Garoowe, Puntland
📍 DDS, Itoobiya
📍 Shangaani, Muqdisho
📍 Gubadleey, Muqdisho
📍 Tawakal, Koonfur Galbeed
📍 Xaafadda Nasiib, Jabuuti
📍 Ceelasha Biyaha, Koonfur Galbeed
📍 Daarusalaam, Muqdisho
📍 Laascaanood, Waqooyi Bari

Magaaladaada ma soo gaaray hal-abuurka Kahfi?

Mashruucaaga xiga la wadaag Kahfi Architects.

📞 +252616984923
📱

05/06/2026

𝗠𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝗚+𝟮 𝗔𝗽𝗮𝗿𝘁𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴 | 𝟮𝟬𝗺 × 𝟳𝗺

Ground Floor: Shops
First & Second Floors: Residential Apartments

Designed by Kahf Architects.

📞 Contact Us: 61 6984923


08/05/2026

Dad badan waxay dhisaan guryo iyaga oo aan lahayn naqshad sax ah, taas oo keenta qaladaad, kharash badan, iyo waqti lumis.

𝐊𝐚𝐡𝐟 𝐀𝐫𝐜𝐡𝐢𝐭𝐞𝐜𝐭𝐬 waxaan u joognaa inaan bedelno sida loo naqshadeynayo guryaheena maanta si ay ula jaanqaadaan casriga iyo dunida maanta.

📞 𝐍𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫: 𝟔𝟏𝟔𝟗𝟖𝟒𝟗𝟐𝟑

Coming soonKahf Architects — Designing the future of Somalia.
06/05/2026

Coming soon
Kahf Architects — Designing the future of Somalia.

Address

Soobe Street Wadajir
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kahfi Architects posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category