18/01/2026
Footing layout waa jaantus muujinaya:
Meesha footing walba yaallo
Cabbirka footing-ka
Column/Wall uu qaadayo
Isku xirka footing-yada (strap / tie beam haddii loo baahdo)
Waxaa badanaa lagu sameeyaa Structural Drawing. Isolated Footing
Hal column → hal footing
Ugu badan guryaha & dhismayaasha yar yar
🔹 Combined Footing
Laba column oo isku dhow
Marka spacing-ku yar yahay ama xuduud jiro
🔹 Strap / Tie Footing
Footing-yo kala fog
Lagu xiro beam si moment loo yareeyo
🔹 Raft Foundation
Dhulka daciif ah
Culays badan