28/08/2026
🏡 GURI IIB AH FURSAD AAN LA SEEGIN! 🔑
Ma raadinaysaa guri ballaaran casri ah kuna yaalla meel muhiim ah haddaba gurigan waa fursad ku habboon deggenaansho iyo maalgelin.
📍 Goobta: Buula Xuubey – Muqdisho, Eeriyada Dabaqa Carshi.
📐 Cabirka: 20 × 20
🏠 Laba Jidle ah
🛏️ 9 Qol
🍳 3 Jiko
🚿 4 Suuli
💰 Qiimaha: $535,000
🤝 Waa laga wada xaajoon karaa (Negotiable)
⭐ Fursad Dahabi ah
🏢 GET-HOME REAL ESTATE LTD
Your Trusted Property Partner 🤝
📞 Nala soo xiriir:
+252 618 686 875