31/12/2020
GALMUDUG Vs BANAADIR (Ku Guuleyso $100)
Soo Qor saadaashada kulanka weyn ee Galmudug Vs Banaadir? Yaa koobka ku guuleysan doona
1. Saadaali Ciyaarta
2. Kadib Share garey
3. Like saar page-kaan oo kusoo biir
FG: Marka ciyaarta bilaabato ayey saadaasha xirmeeysa.
Shirkadda Star Laundry ayaa maalgalineeysa. Qof walba ayaa ku guuleysan kara
FG; Hadii aadan shuruudaha buuxin waxaa la siinayaa qofka kugu xiga ee shuruudaha buuxiyay. Galmudug Vs Banaadir. Saadaali Kulankaan weyn oo hel abaalmarin.
Idris Alteeso. LASOCO oo ku xirnoow Boggaan.