XAL GURI

XAL GURI cilad walba gurigaga ka jirta aaxaan heena xalkeeda

โœจ ๐‘๐š๐š๐ฑ๐š๐๐š๐š๐๐ฎ ๐–๐š๐š ๐Œ๐ฎ๐๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž๐ง๐šโœจHaddii aad u baahan tahay dayactirka ama rakibidda AC cusub, waxaan kuu haynaa adeeg hufan...
26/03/2025

โœจ ๐‘๐š๐š๐ฑ๐š๐๐š๐š๐๐ฎ ๐–๐š๐š ๐Œ๐ฎ๐๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž๐ง๐šโœจ

Haddii aad u baahan tahay dayactirka ama rakibidda AC cusub, waxaan kuu haynaa adeeg hufan oo degdeg ah! โœ…

โœ”๏ธ Dayactirka AC
โœ”๏ธ Rakibidda AC cusub
โœ”๏ธ Adeeg tayo sare leh

Nala soo xiriir: ๐Ÿ“ž +252 614696730

๐— ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ Farsamo sida ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ, ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฒ, ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ถ, ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ ๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ?XAL GURI ayaa kuu joogta! Waxaan kaa caawine...
22/03/2025

๐— ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ Farsamo sida ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ, ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฒ, ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ท๐—ถ, ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ ๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ?

XAL GURI ayaa kuu joogta! Waxaan kaa caawineynaa xalinta ciladaha farsamo ee ka jira gudaha gurigaaga ama xafiiskaaga.

Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:

Qalab koronto

Qaboojiye (AC)

Rinjiyeyn

Guurin iyo dajin

Isku-xirxirka alabaha xafiska ama Guryaha

Nala soo xiriir oo si degdeg ah u hel xal:
๐Ÿ“ž +251 614696730
Facebook:

๐—๐€๐‹ ๐†๐”๐‘๐ˆ โ€“ ๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐ ๐š

Ha tuurin Alaab si fudud lagugu dayactiri karo Jeebkaga iLaasho waxaagana qurxiso ceeb ma aha Nala so xirir si aan kugu ...
31/10/2024

Ha tuurin Alaab si fudud lagugu dayactiri karo Jeebkaga iLaasho waxaagana qurxiso ceeb ma aha Nala so xirir si aan kugu xalino Bahidada Farsamo

61 4696730

Gurigaga ama Goobtada shaqo wa macquul in ay ka jiraan ciladahaan qaar ka mid ah balse weli adan xal u helin anagoo ka d...
30/10/2024

Gurigaga ama Goobtada shaqo wa macquul in ay ka jiraan ciladahaan qaar ka mid ah balse weli adan xal u helin anagoo ka duuleen bahidada waxaan ku hayn xalka ugu fudud ee loo xalin karo ciladada Nala soo xiriir si aan kugu xalino Ciladada Farsamo
Nagala so xirir
61 4696730

Cilad walba Gurigaga ka jirta waxaan haynaa xalkeeda. Uma baahnid inaa ka walwasho farsamiqaan waxaa kaa haqabtirtay shi...
27/10/2024

Cilad walba Gurigaga ka jirta waxaan haynaa xalkeeda. Uma baahnid inaa ka walwasho farsamiqaan waxaa kaa haqabtirtay shirkada XaL Guri oo ah shirkad ka shaqeesa dayactirida ciladaha farsamo ee ku yimada gurigaga ama Goobtada shaqo

Nagala so xirir 61 4696730

23/10/2024

Waxaan u shaqeenay mid ka mid ah macamisheena oo aan u qabanay adeega dayactirka Albabada waxaan u hagaajinay 4 albaab oo aan ka hagajinay sakatuuro iyo wiishka albabka

Macmiil adna nala so xirir si aan kugu shaqeeno waxaan ku haynaa adeeg dayactir dhinac wba ah

61 4696730

21/10/2024

Maanta waxaan u shaqeenay SODMA Academy o an u qabanay shaqo dayactir mukeef
Adna hadi ay jiraan cilad Farsamo o Gurigaga ama xafiskaga ka jirta nala so xirir si aan kugu shaqeeno

61 4696730

Shirkada xal guri waxay idinku bishareneysa in adeega SAME GUUR  ay idin keentay kaas oo aan ugu tala galnay in macmishe...
16/10/2024

Shirkada xal guri waxay idinku bishareneysa in adeega SAME GUUR ay idin keentay kaas oo aan ugu tala galnay in macmisheena ay si nabad ah ku guuraan kuna degaan goobta ay rabaan
hadii aad guuri taan u bahantahay nala soo xiriir macmiil si aan ku cawino

61 4696730

14/10/2024

Hada kadib hadi gurigaga ciladaha farsamo ee ka jira uma baahnid ina waqti dheer raadisid farsamiqaan kaliya naso wac anaga wax walba ku xalineno cilad technical ah

Nagala soo xirir 0614696730

08/10/2024

qaboojiayaha waxa u muhiim u yahay qoys walba iyo ganacsi walba waxa una ka haqab tiraya keydinta iyo qabojinta waxa adiga ad rabto.
hadaba hadi u ka ciladobo loma bahna inad ka walwashid sababto ah waxa ku jogo shirkada XAL GURI anaga ayaa ku cilad bixinena qabojiyahaga.
nagala so xirir 61 4696730

Address

Wadajir, Mogadishu
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XAL GURI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share