SDGs Universities of Somalia

Website

SDGs Universities of Somalia SDGs Universities of Somalia Network

15/05/2025
15/05/2025
15/05/2025

https://nileuniversity.org/
Nile University of Science and Technology ee Soomaaliya waxay bixinaysaa fursado muhiim ah oo waxbarasho iyo horumarineed. Haddii aad rabto inaad kordhiso xirfadahaaga, dhistana aqoontaada, taas oo mustaqbalkaag door muuqda ka qaadan doonta, jaamacaddaan waxay kuu diyaarisay fursado gaar ah oo lagu horumarinayo xirfadahaaga. Barnaamijyada Diplomada ee laga heli karo waxaa ka mid ah:
Diploma of Cyber Security
Diploma of Digital Marketing
Diploma of Social Work
Diploma of Logistics and Procurement
Jaamacadda Nile waxay xiriir la leedahay in ka badan 46 urur iyo jaamacado caalami ah.
Haddii aad xiisaynayso, nala soo xiriir si aan kuu caawinno.
https://nileuniversity.org/

15/05/2025

Coach Abdiladif Hersi, oo khabiir tababare sare ah (Certified Trainer), ayaa maalinta berri tababar gaar ah oo ku saabsan "Presentation Skills for Students" ka qaban doona Jaamacadda Baydhabo. Tababarkan waxa uu diiradda saarayaa horumarinta xirfadaha ardaydu ugu baahanyihiin sidii ay si kalsooni leh, habaysan, oo hufan u jeedin lahaayeen bandhigyo (presentations) tayo leh.

Ujeedka: Kor u qaadista xirfadaha ismuujinta iyo isgaarsiinta ardayda.
Goobta: Jaamacadda Baydhabo
Waqtiga: Maalinta berri Jimca ah 10:00AM

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SDGs Universities of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category