05/06/2025
๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐จ ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ฑ ๐ข๐ข๐๐ฌ๐๐ญ๐๐?! ๐ฆ
๐Buugaan waxa uu ka hadlayaa Xakameeynata damaca waxa-iibsiga iyo sida loo dhiso caadooyin maaliyadeed oo caqli ku dhisan. Arintaan ayaa ka qayb-qaadaneeysa hagaajinta maamulka dhaqaalaha iyo ka fogaanshaha wax-iibsiga aan kala soco lahayn oo aan muhiimka ahayn.
Buugga sidaa ookale, waxa uu so bandhigayaa talooyin kaa caawinaya sida aad isaga gooyn lahayd caadooyinka xun ee wax-iibsiga. ๐
๐Taalooyinka ku saabsan wax-iibsiga wanaagsan:
โ- ๐๐๐ค๐๐ฆ๐๐๐ฒ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ ๐ ๐ฐ๐๐ฑ-๐ข๐ข๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐
Marnaba ha u ogolaan xayeeysiimaha iyo howlaha suuq-geenta in aay kugu qasbaan iibsashada waxyaabaha aadan u baahneeyn. Isweeydii mar waliba inta aadan wax iibsan ka hor: Ma u baahantan dhab ahaan sheeygaan mase waa damac-wax iibsi oo haaya kaliya naftaada?.
Sidaa ookale, waxa aad ka fogaataa dugaameeysiga ku saleeysan caadifadda iyo xaaladda nafsi ahaaneed sida in aad wax iibsato marka aad faraxsantahay ama aad walwalsantahay.
โ- ๐๐๐ฃ๐ข๐ฌ๐จ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐ ๐
Waxa aad qorataa miisaaniyadda billaha ah ee ka kooban dakhligaaga iyo qarashaadka aad ku bixiso cunnada, guriga, kaadiidka iyo waxa lamid ka ah. Waa in aad ku xadiidnaataa miisaaniyaddaan si aad u illaaliso deganaanshahaaga maaliyadeed. Sidaa oo kale, Waa in aad xadidaa kuna eekaataa qarashaadka aad ugu talagashay arimaha madadaalada ah ee aan muhiim ka ahayn.
โ- ๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐๐ค๐๐ซ๐ญ๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ญ๐๐ซ๐ค๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐๐๐ฒ๐ ๐, ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ ๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐๐ค๐๐ซ๐ข ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐จ. ๐
Marka aad iibsaneeyso badeeco, waxa aad xoogga saartaa sheeyga waxtarka uu leeyahay waqtiga fog, halka aad fiirin lahayd lacag ahaan qiimaha uu joogo ama badeeco raqiis ah oo waxtarkeedu waqti kooban uu ku egyahay.
โ- ๐๐๐๐จ๐ ๐จ๐จ๐ฐ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ช-๐ ๐๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ โ
Mar waliba waxa aad iska ilaalisaa dabinka suuqgeeynta. Tusaale " Iibso hal badeeco, si bilaash ahna u hel mid kale, ama qiima-dhimisyada kugu kallifi kara in aad iibsato waxyaabo aan muhiim ahayn. Waqti qaado inta aadan qaadan go,aanka wax iibsashada, mar walibana waxa aad ka fogaataa wax iibsiga degdega ah ama go,aanada aan loo meel dayin.
โ- ๐๐ข๐ ๐ฎ๐๐ก๐ข๐ ๐ฐ๐๐ฑ ๐ข๐ข๐๐ฌ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐๐ โ
Isku day in aad dib u dhigto go,aamada wax iibsiga muddo 24 saacadood ama waqti ka badan inta aadan qaadan go,aanka k**a danbeeystaa. Waxa aad ogaaneeysaa feker dheer kabacdi in aadan ubaahneeyn badeecadaaa. Habka nuucaan ah waxa uu kaa caawinayaa in aad yareeyso wax iibsiga caadifadda ku saleeysan.
โ-๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐๐ญ๐ ๐๐๐๐ฒ๐-๐๐ซ๐ ๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐ ๐ก๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐๐ง ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ฒ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก. ๐ฐ
Halka aad hantidaada aad ku bixin lahayd waxyaabaha maadiga ah, waxa aad ku fekertaa in aad maalgashato waxyaabaha aad ka heleeyso waaya-aragnimo sida in aad meel u safartid, ama aad waxbarasho bilowdo, kuwaa oo ku so kordhinkara noloshaada horumar lataaban karo.
โ- ๐๐๐ฑ ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐จ ๐ช๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ค๐๐๐ ๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ โ
Waxa aad dib u mulicsataa waxyaabaha aad horay uso iibsatay adiga oo xadidaya badeecooyinka aad so iibsatay oo aadna u baahneeyn xilligaa. Adeegso habkaan si aad uga fogaato in marlbaad aad ku dhacdo qaladaadkaan ookale.
โ- ๐ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐จ๐ฐ ๐ฌ๐ข ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐คต
Waxa aad ka fogaataa in waxayaabaha maadiga ah aay hoygaaga ku noqdaan kuwo ku daadsan sida koomada qashinka ookale. Marwaliba isku day in aad noloshaada aad ugu nolaato si sahlan adiga oo iibsanaya kaliya waxyaabaha lamahuraanka kuu ah. Aritaan ayaa waxa aay ka qaybqaadaneeysaa horumarka xaaladaada maaliyadeed iyo sido kale degenaanshaha naf ahaaneed.
โ- ๐๐ฎ ๐๐๐๐ฑ๐๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ ๐ก๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ญ๐จ. โ
Ku raaxeeyso waqtiga aad joogto waxa aad heeysato, halka aad mar waliba kadaba ordi lahayd in aad hesho wax cusub. Arrintaan waxa aay kaa caawineeysaa in aad fahanto waxtarka qiimaha shayga uu leeyahay sido kale in aad yareeyso damaca waalida ah ee wax iibsiga.
โ- ๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐ก๐ข๐ ๐๐ญ๐ ๐ฆ๐๐ก๐๐๐ง๐๐ช๐.โ
Qadari nicmooyinka aad ku nooshahay oo aad heeysato. Mar waliba waxa aad dhaqan ka dhigataa u mahadcelinta Rabbigii kuu uuntay, halka aad ku milmi lahayd ka fekeridda waxa kaa maqan. Waxaa hubaal ah in arintaan aay xadido baahida wax iibsiga ee lama-huraanka aan ahayn.