23/08/2025
โจ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ผ๐ป๐๐๐ฟ๐๐ฐ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐ฎ๐ป๐ โจ
Waxaan soo bandhignay naqshad casri ah oo xarun waxbarasho ah oo qurux badan, si ardayda iyo bulshada loogu abuuro deegaan waxbarasho oo dhiirrigelin iyo rajo leh. ๐๐ซ
๐๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ผ๐ป๐๐๐ฟ๐๐ฐ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐ฎ๐ป๐ mar walba waxaa naga goโan inaan macaamiisheena ku qancino adeeg tayo sare leh iyo naqshado soo jiidasho leh. โ
๐ Dhisme adag, naqshad qurux badan, adeeg lagu kalsoon yahay.