Moha Media1

Moha Media1 Graphic design πŸ‘¨β€πŸ’» / video editing πŸŽ₯ /photographyπŸ“· / videography πŸŽ₯
Lasoo xariir πŸ‘‰ Phone : +252 614156082. Soo dalbo wax walbo aad rabto ❀️

02/12/2025

Waxaan muqaal qurux badan kadiyarinay Hay'ada SOYAL

Waxaan si sharaf leh uga qeyb qaadanay qurxinta iyo soo bandhigida muqaal qurux badan.

πŸ“ΈπŸŽ₯ Waxaan qabanaa sawirro iyo muuqaalo tayo sare leh oo loogu talagalay munaasabadaha, shirarka, iyo dhacdooyinka gaarka ah.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

πŸ“£   aan qaadnay munaasabadda ban-baxa taageerayaasha xisbiga towfiiq oo ka dhacday garoonka jaamacadaha ee magaalada Muq...
27/11/2025

πŸ“£ aan qaadnay
munaasabadda ban-baxa taageerayaasha xisbiga towfiiq oo ka dhacday garoonka jaamacadaha ee magaalada Muqdisho.

πŸ“ΈπŸŽ₯ Waxaan qabanaa sawirro iyo muuqaalo tayo sare leh oo loogu talagalay munaasabadaha, shirarka, iyo dhacdooyinka gaarka ah.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

Maalinta Macallinka Soomaaliyeed 21ka Novemebr. πŸ“Maa jiraa macalin kugu weyn intaa wax baraneysay ?  ✏️
21/11/2025

Maalinta Macallinka Soomaaliyeed 21ka Novemebr. πŸ“

Maa jiraa macalin kugu weyn intaa wax baraneysay ?

✏️

β€œMoha Media”Waxaan Diyaar kuula nahay adeegyo kala duwanβ€¦β€¦πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad l...
20/11/2025

β€œMoha Media”

Waxaan Diyaar kuula nahay adeegyo kala duwan……

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

18/11/2025

Waxaan muqaal qurux badan kadiyarinay xisbiga Towfiiq

Waxaan si sharaf leh uga qeyb qaadanay qurxinta iyo soo bandhigida muqaal qurux badan anagoo u fulinnay:

Waxa aan sawiro iyo muqaalo qurux badan ka qabanay xisbiga oo saaka booqdeen Iskuulka weyn ee Hanti Wadaag.

πŸ“ΈπŸŽ₯ Waxaan qabanaa sawirro iyo muuqaalo tayo sare leh oo loogu talagalay munaasabadaha, shirarka, iyo dhacdooyinka gaarka ah.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

πŸ“£   aan ka qaadnay Munaasabada Bandhiga Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee Degmooyinka Qeybta Bari Ee Ur...
14/11/2025

πŸ“£ aan ka qaadnay

Munaasabada Bandhiga Musharaxiinta Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee Degmooyinka Qeybta Bari Ee Ururka Towfiiq.

πŸ“ΈπŸŽ₯ Waxaan qabanaa sawirro iyo muuqaalo tayo sare leh oo loogu talagalay munaasabadaha, shirarka, iyo dhacdooyinka gaarka ah.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

11/11/2025

Waxaan muqaal qurux badan kadiyarinay Kooxda Olalaha Ururka xisbiga Towfiiq.πŸ”₯.

Waxaan si sharaf leh uga qeyb qaadanay qurxinta iyo soo bandhigida muqaal qurux badan.

sawiro iyo muqaalo qurux badan ka qabanay xisbiga oo saaka booqdeen Iskuulka weyn ee Hanti Wadaag.

πŸ“ΈπŸŽ₯ Waxaan qabanaa sawirro iyo muuqaalo tayo sare leh oo loogu talagalay munaasabadaha, shirarka, iyo dhacdooyinka gaarka ah.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

πŸ“£: Waxaan sawiro ka qaadnay Kooxda Olalaha Ururka Xisbiga Towfiiq.sawiro iyo muqaalo qurux badan ayaan ka qabanay xisbig...
10/11/2025

πŸ“£: Waxaan sawiro ka qaadnay
Kooxda Olalaha Ururka Xisbiga Towfiiq.

sawiro iyo muqaalo qurux badan ayaan ka qabanay xisbiga oo saaka booqdeen Iskuulka weyn ee Hanti Wadaag.

πŸ“ΈπŸŽ₯ Waxaan qabanaa sawirro iyo muuqaalo tayo sare leh oo loogu talagalay munaasabadaha, shirarka, iyo dhacdooyinka gaarka ah.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

πŸ“£   aan ka qaadnay πŸŽ“ π—¦π—˜π— π—œπ—‘π—”π—₯ - π—”π—”π—¦π—”π—”π—¦π—žπ—” π—‘π—’π—Ÿπ—”π—¦π—›π—”: π—™π—”π—‘π—žπ—” π—œπ—¦ π—”π—€π—’π—’π—‘π—¦π—œπ—šπ—” & π——π—›π—˜π—˜π—Ÿπ—œπ—§π—œπ—₯π—žπ—” π—‘π—’π—Ÿπ—”π—¦π—›π—”.πŸ“ΈπŸŽ₯ Waxaan qabanaa sawirro iyo ...
06/11/2025

πŸ“£ aan ka qaadnay
πŸŽ“ π—¦π—˜π— π—œπ—‘π—”π—₯ - π—”π—”π—¦π—”π—”π—¦π—žπ—” π—‘π—’π—Ÿπ—”π—¦π—›π—”: π—™π—”π—‘π—žπ—” π—œπ—¦ π—”π—€π—’π—’π—‘π—¦π—œπ—šπ—” & π——π—›π—˜π—˜π—Ÿπ—œπ—§π—œπ—₯π—žπ—” π—‘π—’π—Ÿπ—”π—¦π—›π—”.

πŸ“ΈπŸŽ₯ Waxaan qabanaa sawirro iyo muuqaalo tayo sare leh oo loogu talagalay munaasabadaha, shirarka, iyo dhacdooyinka gaarka ah.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

24/10/2025

Waxaan muqaal qurux badan kadiyarinay Munaasabada soodhawaynta Xubnaha Cusub & Daahfurka Bandhigga Musharraxiinta Golaha deegaanka ee xisbiga towfiiq πŸ”₯.

Waxaan si sharaf leh uga qeyb qaadanay qurxinta iyo soo bandhigida muqaal qurux badan anagoo u fulinnay:

πŸ“Έ Sawirro tayo sare leh
πŸŽ₯ Muuqaallo - quality leh
πŸ–ΌοΈ Naqshado hal-abuur leh
🎞️ Video Highlights & Montage Editing.

πŸ“© Nala soo xiriir si aad u hesho adeegyo tayo sare oo xirfad leh.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha Media1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category