09/12/2025
#
Shirkadda Tayo Infrahome Developers waxay si rasmi ah saaka u bilowday hirgelinta waddo interlock ah, taas oo ka mid ah mashaariicda horumarineed ee shirkaddu si joogto ah uga shaqeyso.
Mashruucan wuxuu muujinayaa:
β
U hoggaansanaan buuxda ee heerarka tayada
β
Shaqo xirfad leh iyo qalab casri ah
β
Kaabayaal waara oo bulshada wax ku soo kordhiya
Tayo Infrahome Developers waxay ka goβan tahay dhisidda waddooyin casri ah oo leh adkeysi, bilic iyo waxtar dheer.
Waxaan ku faanaynaa kalsoonida iyo taageerada nala siiyay.
πΉ TAYO INFRAHOME DEVELOPERS β Halbeegga tayada dhismaha.