HoyConnect

HoyConnect HoyConnect – Trusted Homes, A digital marketplace for property sales, rentals, and housing management in Somalia.

✨🌙 SU’AALAHA TARTANKA RAMADAANKA – HoyConnect 🌙✨📖 Su’aal:Waxaad sheegtaa magaca abwaankii tiriyay gabaygan:“Madaxdii Afr...
26/02/2026

✨🌙 SU’AALAHA TARTANKA RAMADAANKA – HoyConnect 🌙✨

📖 Su’aal:

Waxaad sheegtaa magaca abwaankii tiriyay gabaygan:

“Madaxdii Afrikaay,
Mabda’a gumeysigu
Magacood be’ wuxuu yahay,
Wanka macasha ii qabo
Adigu gawrac ii mari,
Dhiiggana aan muudsado”

⚠️ Shuruudaha Tartanka:
🏆 Si aad u hesho $50, waa inaad 10 su’aalood si sax ah uga jawaabtaa.
🥇 Si aad u hesho $75 (Guuleystaha Weyn), waa inaad 15-ka su’aalood dhammaantood si sax ah uga wada jawaabtaa.

⏳ Jawaabta ugu horreysa ee saxda ah ayaa mudnaan leh.

📲 Follow garee page-ka HoyConnect
💬 Jawaabta ku qor comment-ka
🔁 Share garee si aad uga qayb qaadato

📞 +252 864 766 666

HoyConnect – Ka Shaqeeso, Kana Shaqeeso.

✨🌙 SU’AALAHA TARTANKA RAMADAANKA – HoyConnect 🌙✨📖 Su’aal:Sheeg bishii iyo sanadkii uu dhacay dagaalkii Ooda Gooye ee u d...
24/02/2026

✨🌙 SU’AALAHA TARTANKA RAMADAANKA – HoyConnect 🌙✨

📖 Su’aal:
Sheeg bishii iyo sanadkii uu dhacay dagaalkii Ooda Gooye ee u dhexeeyay Daraawiishta iyo Ingiriiska?

⚠️ Shuruudaha Tartanka:
🏆 Si aad u hesho $50, waa inaad 10 su’aalood si sax ah uga jawaabtaa.
🥇 Si aad u hesho $75 (Guuleystaha Weyn), waa inaad 15-ka su’aalood dhammaantood si sax ah uga wada jawaabtaa.

⏳ Jawaabta ugu horreysa ee saxda ah ayaa mudnaan leh.

📲 Follow garee page-ka HoyConnect
💬 Jawaabta ku qor comment-ka
🔁 Share garee si aad uga mid noqoto tartamayaasha firfircoon

📞 +252 864 766 666

HoyConnect – Ka Shaqee, Kana Shaqee.

Kaqabso Hab online gurigaad rabto oo goglan
23/02/2026

Kaqabso Hab online gurigaad rabto oo goglan

SU’AALAHA TARTANKA RAMADAANKA ✨🌙📖 Su’aal:Sheeg suurad ku bilaabato tasbiix kuna dhammaato tasbiix?⚠️ Ogsoonow:Haddii aad...
22/02/2026

SU’AALAHA TARTANKA RAMADAANKA ✨🌙

📖 Su’aal:
Sheeg suurad ku bilaabato tasbiix kuna dhammaato tasbiix?

⚠️ Ogsoonow:
Haddii aad 10 su’aalood si isku xigta uga wada jawaabto (adigoo aan lagaaga hormarin jawaabta saxda ah), waxaad xaq u yeelan doontaa abaalmarin.

Haddii aadan 10-ka su’aalood wada gaarin ama aysan isku xig noqon, wax abaalmarin ah ma jiri doonto.

📲 Ku xirnow page-ka HoyConnect
💬 Jawaabta ku qor comment-ka

HoyConnect – Ka Shaqeeso, Kana Shaqeeso.

🌙✨ Ogeysiis Tartanka Ramadaanka – HoyConnect ✨🌙Su’aalaha tartanka waxaa lagu soo dhigi doonaa maalin dhaaf, inta lagu ji...
21/02/2026

🌙✨ Ogeysiis Tartanka Ramadaanka – HoyConnect ✨🌙

Su’aalaha tartanka waxaa lagu soo dhigi doonaa maalin dhaaf, inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.

⏰ Waqtiga la soo dhigi doonaa: 8:30 PM fiidnimo (waqtiga Soomaaliya)
(Ka dib afurka si qof walba u helo fursad siman.)

📲 Ku xirnow page-ka HoyConnect si aadan u seegin su’aalaha cusub!

HoyConnect – Ka Shaqeeso, Kana Shaqeeso.

🌙✨ SHURUUDAHA TARTANKA RAMADAANKA ✨🌙💙 HoyConnect waxay kuu diyaarisay tartan gaar ah bisha barakaysan ee Ramadaan.📌 Si a...
18/02/2026

🌙✨ SHURUUDAHA TARTANKA RAMADAANKA ✨🌙
💙 HoyConnect waxay kuu diyaarisay tartan gaar ah bisha barakaysan ee Ramadaan.
📌 Si aad uga qayb qaadato:
🟢 Follow garee page-ka HoyConnect
🔵 Ka jawaab su’aasha comment-ka
🟢 Share garee post-ka
🔵 10 qof ku tag su’aal kasta
🏆 ABAALMARIN:
🟢 10 su’aalood ku guuleyso → $50
🔵 15 su’aalood dhammaan ku guuleyso → $75
⏳ Jawaabta saxda ah ee ugu horreysa ayaa mudnaan leh.

🏠 HOUSE FOR RENTBal qiyaas…Saaxiib kuu raadiya guri, hotel, ama meel deggenaansho,kana hubiya xogta,kana isbarbar dhigay...
14/02/2026

🏠 HOUSE FOR RENT
Bal qiyaas…
Saaxiib kuu raadiya guri, hotel, ama meel deggenaansho,
kana hubiya xogta,
kana isbarbar dhigaya xulashooyinka,
kana booking-gareynaya adigoon daalin.
💡 HoyConnect waa saaxiibkaas.
Adiga kaliya: doorasho samee.
📲 Nala soo xiriir: +252 864 766 666
🌐 HoyConnect – Meesha raadinta guri noqoto mid fudud oo caqli leh.

🏠 Badanaa dhibku ma aha helidda guri… ee waa go’aanka.Guri bannaan?Guri goglan?Hotel?💡 HoyConnect waxay kuu soo bandhigt...
12/02/2026

🏠 Badanaa dhibku ma aha helidda guri… ee waa go’aanka.

Guri bannaan?
Guri goglan?
Hotel?

💡 HoyConnect waxay kuu soo bandhigtaa xulashooyin cad oo la hubiyay,
si go’aankaagu u noqdo mid fudud oo degdeg ah.

Adiga dooro.
Inta kale madashu way diyaarsan tahay.

📲 La soo xiriir: +252 864 766 666
🌐 HoyConnect – Meesha go’aankaagu noqdo mid sax ah.

🏡 Ma degaan ayaad raadinaysaa mise xasilooni?Qaar guri ayay raadiyaan.Qaar hotel.Qaarna waxa ay dhab ahaan doonayaan waa...
11/02/2026

🏡 Ma degaan ayaad raadinaysaa mise xasilooni?

Qaar guri ayay raadiyaan.
Qaar hotel.
Qaarna waxa ay dhab ahaan doonayaan waa meel ay ku nastaan.
💡 HoyConnect ma aha kaliya meel lagu raadiyo guri —
waa xal deggenaansho.
Raadi halka aad ku nasan karto,
inta kale madashu ha qabato.
📲 La soo xiriir: +252 864 766 666
🌐 HoyConnect – Meesha go’aankaagu noqdo mid fudud.

🔑 Ma rabtaa inaad hal go’aan gaarto?Ha wareegin meelo badan.HoyConnect ayaa kuu keenaya dhammaan hal meel:🏠 Guri bannaan...
10/02/2026

🔑 Ma rabtaa inaad hal go’aan gaarto?
Ha wareegin meelo badan.
HoyConnect ayaa kuu keenaya dhammaan hal meel:
🏠 Guri bannaan
🛏 Guri goglan
🏨 Hotel
Hal raadis. Hal doorasho. Hal booking.
💡 Waqtigaaga badbaadi, go’aankaagana si kalsooni leh u qaado.
📲 Nala soo xiriir: +252 864 766 666
🌐 Ama booqo HoyConnect maanta
HoyConnect – Meesha go’aankaagu noqdo mid fudud.

🏡 Raadi. Oo Isbarbar dhig hel.Ma doonaysaa guri, xafiis, ama meel ganacsi adigoon waqti lumin?💡 HoyConnect waxay kaa caa...
05/02/2026

🏡 Raadi. Oo Isbarbar dhig hel.
Ma doonaysaa guri, xafiis, ama meel ganacsi adigoon waqti lumin?
💡 HoyConnect waxay kaa caawinaysaa inaad si fudud oo degdeg ah u hesho meel ku habboon baahidaada.
✔ Doorashooyin la hubiyay
✔ Isbarbar dhig sahlan
✔ La xiriir toos ah
📞 Nala soo xiriir: +252 864 766 666
🌐 Ama booqo HoyConnect maanta
HoyConnect – Meesha saxda ah ee guri, xafiis, iyo meel ganacsi.

✨ Safarkaaga ku bilow meel sax ah ✨Ma raadinaysaa guri goglan oo tayo leh, xogo cad, iyo booking degdeg ah?💡 HoyConnect ...
04/02/2026

✨ Safarkaaga ku bilow meel sax ah ✨
Ma raadinaysaa guri goglan oo tayo leh, xogo cad, iyo booking degdeg ah?
💡 HoyConnect ayaa kuu soo bandhigta doorashooyin la hubiyay si aad safarkaaga ugu bilowdo kalsooni.
✅ Guryo goglan oo tayo leh
✅ Xog cad oo hufan
✅ Booking sahlan oo degdeg ah
📞 Nala soo xiriir: +252 864 766 666
🌐 Ama booqo HoyConnect maanta
HoyConnect – Meesha saxda ah ee booking fudud iyo doorasho la hubo.

Address

Hodan Taleex
Mogadishu
252

Website

https://hoyconnect.so/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HoyConnect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share