21/01/2026
leedahay guri oo ma dagantahay caaro iyo cidlo ?
doonaysaa in gurigaaga laguu kireeyo ama laguu iibiyo ?
doonaysaa guri kugu haboon oo aad kiraysato ?
tahay safar ku cusub magalada caabudwaq ? Mana rabtaa inaad si fudud ku jesho hoygu ku anfaca oo aad dagto ?
dagantahay guri kiro ah ? Mana doonaysaa guri kale oo kiro kaas oo daboolaya baahidaada gaar ka ah Una dhaw goobtada shaqada , aan ka fogayn suuqa , familkaaga u dhaw ?
Hadii jawabtadu haa tahay waxaa baahidaada daboolaya Company-ga SAXARLA REAL ESTATE AND AGENCY kaas oo dhawaan la furay dagmada caabudwaq..
bixin doonaa adeegyada hoos ku xusa.
1: kiraynta iyo iibinta guryaha.
2: ka caawinta helida dhul iib ah
3: la talin ku saabsan maalgalinta guryaha.
4: qiimaynta hantida maguurtada ah.
5: maaraynta guryaha la kireeyo.