Nova Star Property Management

Nova Star Property Management Your Trusted Star in Stress-Free Property Management
Trusted by happy clients.

Hambalyo iyo Bogaadin.Hambalyo diirran dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee kaalmaha sare ka galay imtixaanka shahaadiga ah ...
09/08/2026

Hambalyo iyo Bogaadin.
Hambalyo diirran dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee kaalmaha sare ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Gobolka Banaadir.

Guushiinnu waa miro ka dhashay dadaal, dulqaad iyo hawlkarnimo. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo ka waaweyn.

Sidoo kale, hambalyo waalidiinta, macallimiinta iyo bahda waxbarashada.

Contact Us: 61 4541145
Email: [email protected]
Visit: https://www.novastarpms.com

02/08/2026

🏢 XAQIIQDA NOQOSHADA MILKIILAHA DHISMAHA

Lahaanshaha dhisme waa maalgelin, laakiin maamulkiisu wuxuu u baahan yahay waqti, dulqaad iyo masuuliyad.

Kiraystayaasha, dayactirka, nadaafadda, lacagaha iyo kormeerka joogtada ah dhammaantood waxay u baahan yihiin in si sax ah loo maareeyo.

Taasi waa sababta shirkad maareynta hantida oo xirfad leh ay muhiim u tahay.

Marka aad haysato shirkad ku garab istaagta, ma aha oo keliya in shaqada lagaa yareeyo waxaad sidoo kale helaysaa maamul nidaamsan, daryeel joogto ah iyo qof si dhab ah ula socda baahida dhismahaaga.

Waxaad awood u yeelanaysaa inaad diiradda saarto maalgelintaada, adigoo og in maamulka maalinlaha ah si masuuliyad leh loo daryeelayo.

Nova Star Property Management ayaa kuu haysa xalalka maamulka hantida ee aad u baahan tahay.

📞 61 4541145
🌐 https://www.novastarpms.com

Ku aammin Maareynta Dhismahaaga Khubaro.Nala Soo Xiriir oo Hel Adeeg Xirfad Leh📞Phone: +252614541145📧Email: novastar.pms...
21/04/2026

Ku aammin Maareynta Dhismahaaga Khubaro.

Nala Soo Xiriir oo Hel Adeeg Xirfad Leh

📞Phone: +252614541145
📧Email: [email protected]

09/03/2026
22/02/2026

Fadlan maantaba jooji dhibaatoyinka aad kala kulanto aruurinta kirada.
Fadlan jooji isticmaalka waraaqaha iyo diiwaanada gacanta.
Haku tirsan daqligaaga hab dhaqameed ama excel sheet- Isticmaal habkan casriga ah. Fadlan u beddel hab maamulkaaga mid casri ah oo fudud.

Nidaamka Maamulka Hantida ee Nova Star Property Management (App + Website) wuxuu ku siinayaa hab xakameysan oo dhameystiran hantidaada mar kasta iyo meel kasta.

Waa hab casri ah ammaano ah la iskuna haleyn karo
Nala soo xiriir hadda si aad u isticmaasho maamulkan casriga ah.

Weli gacanta ma ku maamushaa hantidaada?Haday jawabtadu haa tahay, u gudub nidam casri oo an idin kenay, Nova Star Prope...
12/02/2026

Weli gacanta ma ku maamushaa hantidaada?
Haday jawabtadu haa tahay, u gudub nidam casri oo an idin kenay, Nova Star Property Management System.

Nidaam casri ah oo kuu sahla maareynta kiraystayaasha, kormeerka lacagaha kirada, diyaarin warbixinno iyo intaas in ka badan dhammaan ku maamulo hal meel gudaheed.

Nova Star Property Management System hadda waa diyaar, Website iyo Application labadaba.
Save time. Stay organized. Grow your business.

Nala soo xiriir maanta.

Nova Star Property Management System 🌟A new star in Somalia’s real estate industry. Conceptualized and designed by a rea...
08/02/2026

Nova Star Property Management System 🌟
A new star in Somalia’s real estate industry.

Conceptualized and designed by a real estate professional, it’s taking property management from traditional methods to modern, world-class standards.

Say goodbye to old, complicated ways and hello to smarter property management.

Managing properties can be stressful for landlords, tenants, and property managers.That’s why Nova Star Property Managem...
07/02/2026

Managing properties can be stressful for landlords, tenants, and property managers.
That’s why Nova Star Property Management was created to simplify tenant management, payments, maintenance, and reporting in one powerful system.

✨ Your trusted star in stress-free property management

📞 Phone: +252614541145
📧 Email: [email protected]

Contact us today and make managing your properties easy and stress-free.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nova Star Property Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category