29/07/2026
Wargalin muhiiim ah Dugsiga hoose/dhexe ee Qardho wuxuu ogaysiinayaa dhammaaan waaridiinta iyo ardayda inay diiwaan gelintu ka socoto xarunta dugsiga casharaduna waxay bilaabanaayaan maalinta isniinta 03/08/2026
Xafiiska nashaadaadka iyo warbaahinta dugsiga hoose/dhexe ee qardho .