Dalaal24

Dalaal24 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalaal24, Estate agent, Area sandheere, kasoo horjeedka Rasmi workshop, Qardho.

Dalaal24 real estate waa company u fududayn doona bulshadiisa isku xirka iibiyaha iyo iibsadaha, kiraystaha iyo kireeyaha isaga oo si hufan oo fudud ugu shaqayn doona.

19/04/2025

Asc maacaamiiil
Kusoo dhowaada markale
Mudo aan kala maqanayan
Dalaal24
Waxan idiin haynaa
Dhul kuyaala qardho
8 boos oo midkiiba yahay : 20x20m
Qiimuhu waa $2,000 oo heshiis leh
Meesha ugu fcn oo ah kaantarolka vusub ee degmada qadho
Wixii faah faahiñ ah 0907202402
Mhdsnod.
Ka faa iidaysi wcn iyo jaanis muddo kooban ah.

01/09/2024

Kusoo dhowoow macmiil
Bogcad iiba
Cabir dhan 10x15m
Kutaala qardho
Xaafada xingood sare
2ba jid haysata
Qiimuhu waa 6,000 oo heshiis leh
Kafaa iidaysi wacan.
Kasoo dalbo macmiil: 0907202402
Mhdsnid.

14/08/2024
14/08/2024

✅️kusoo dhowoow macmiil
✅️guri iib ah
✅️degmada qardho
✅️xaafada xingood sare
✅️saaran laamiga school nawaawi
✅️kakooban: 4qol 2suuli store jiko ceel iyo dayr waasac ah
✅️dhisan mudddo yar
✅️qiimuhu waa: $33,000 oo heshiis fiican leh
📞macmiil faah faahin kala soo xiriir: 0907202402
↪️ama booqo xa fiiska DALAAL24 QARDHO.

24/05/2024

Dabaq suge iib ah qardho
Aaga xalwa kismaayo
Cabir dhan: 30x20m
Waxa uu leeyahay qayb hoose oo gudaha loo galo
Iyo qayb dambe oo qabya ah
Qiimuhu waa: $500,000 heshiis leh
907 202 402
Mhdsnid.

24/05/2024

Beer iib ah
Qardho kubo
Cabir dhan 100×85m
Waa beer biya leh
Dhir ay kamid yihiin timir iyo geeda kale ayaa kuyaala
Waa beeraha xaga magaala soo xiga
Meel wanaagsan ayey kutaal
Kafaa iidayso macmiil
Qiimuhu waa heshiis.
Soo wac : 0907202402. 0907202404

24/05/2024

Guri iib ah waa dabaq
Jid weyn saaran xaafada calanley
Udhow laamiga weyn ee somaliya
Dabaq 2qaybood ka kooban
Qaybta sare waa 6qol 2ba suuli iyo jiko
Qaybta hoose waa 3qol 2suuli iyo jiko
Dayrku waa waynyahay
Waa dhex kadhis
Cabirku waa: 20×22m
Qiimuhu waa heshiis
Soo wac macmiil xafiiska Dalaal24
907 202 402 mhdsnid.

Macmiil kusoo dhowow Dalaal24 WAXAN KUU HAYNAA BOGCAD IIB AH QARDHO oo jaanis ah.Soo wac 0907202402
17/05/2024

Macmiil kusoo dhowow Dalaal24
WAXAN KUU HAYNAA BOGCAD IIB AH QARDHO oo jaanis ah.
Soo wac 0907202402

Gaari iib ahNooca. LayloQardhoMidab. Caleen Mudo yar taalay oon shaqaynQiimuhu waa: ¥23,500  heshiis lehNaga soo wac: 09...
28/04/2024

Gaari iib ah
Nooca. Laylo
Qardho
Midab. Caleen
Mudo yar taalay oon shaqayn
Qiimuhu waa: ¥23,500 heshiis leh

Naga soo wac: 0907202402

28/04/2024

Macmiil kusoo dhowoow Dalaal24
✅️Guri iib ah
☑️Qadho
✔️xaafada calanley fb,gass
↪️hal jid leh oo laamiga weyn umuuqda
✡️cabir dhan: 15.5×16.5
▶️qiime dhan: $45,000 heshiis leh
➡️4qol 3suuli barando karatoor jiko waasac ah iyo deyr

Nasiib wcn.
0907202402

Address

Area Sandheere, Kasoo Horjeedka Rasmi Workshop
Qardho

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252907202402

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalaal24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category