Dalxiska Dagmada Balcad

Dalxiska Dagmada Balcad Kudalxiis Dagmada Ween Ee balcad

23/10/2025

Wa ina degankada hormarkisa ku cabirta si mug iyo misan leh

23/10/2025

Waxan ku guda jirna wali dalxiska degmada balcad barwaqo

23/10/2025

Kudalxis adigo daren qabin degan weynaha degmada balcad

20/02/2024
20/02/2024
20/02/2024

Waxaa hambalyo leeyahay Cabdinaasir Nuur Shuute oo muddo 5 sano ka dib ka qalin beddeshay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, kaas oo dedaal dheer iyo dulqaad badan ka dib noqday qof ka duwan qofkii uu shalay ahaa.

Wuxuu ka mid yahay dhallinyaradii ka faa'ideysatay in ay wax ku bartaan canshuurta shacabka Soomaaliyeed, diyaarkana u ah in ay aqoontooda ugu adeegaan dalka.

Cali Aadan Muumin.

Address

Balcad
Wanlaweyn
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalxiska Dagmada Balcad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalxiska Dagmada Balcad:

Share

Category