Rafil harsh page

Rafil harsh page follow noo dheh page-keena

Tahniyad dhalashoWaxan halkan tahniyad dhalasho farxad leh ugu dirayaa walaasheY  Asmo farah Abshir   iyo ZeedigeeY   Ma...
04/30/2024

Tahniyad dhalasho

Waxan halkan tahniyad dhalasho farxad leh ugu dirayaa walaasheY Asmo farah Abshir iyo ZeedigeeY Maxamed oo xalay abaare 3:00 habeenimo wiil ugu dhalashay magaalada mugdisho gaar ahaan hospital banaadir.

ku beegan 30/04/2024

mohamed ibraahim abti kusoo dhawoow dunidaan lagaa jecelyahay Waxaan rabbi(Swt) kaaga baryayaa wiilkeygii abti ,
In uu alle ka dhigo mid u sama fala, waalidkiisa, diintiisa , dadkiisa iyo dalkiisa inshaa allaah.
ألف مبروك
بارك الله لك في الموهوب لك .وشكرت الواهب وبلغ اشد ورزقت بره .

06/30/2023

Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxamed {ﷺ♥️}🥰

Dulqaado si aad ugurato miro macaan
11/12/2022

Dulqaado si aad ugurato miro macaan

HADALKU WAA MURTI AMASE WAA MIDAA HABOONEYN🦋🦋🤦like saar   dheh pegkan
05/12/2022

HADALKU WAA MURTI AMASE WAA MIDAA HABOONEYN🦋🦋🤦like saar dheh pegkan

04/06/2022

WELCOMe 👏👏👏 KING 🤴OR QUEEN 👸📌✅✅

DULMAR ..... ALL POST 👍🏽👍🏽❣❣

IGA FILO LOVE ... EVRY POST .....👍🏽👍🏽

MUHIIMADA ..... WADA SHAQEEN ...🏧🏧🏧Ana Waad iga Haysaa intaaab

03/17/2022
Cilmi Nafsiga 1. Wali ma aragtay qof kuu sheekaynaya oo hadana sheekadii uu kaaga sheekaynayay ku qoslaya inta aadan adi...
03/08/2022

Cilmi Nafsiga

1. Wali ma aragtay qof kuu sheekaynaya oo hadana sheekadii uu kaaga sheekaynayay ku qoslaya inta aadan adiga qoslin ka hor, dadkaas si fiican maanta u baro waa dadka madaxa adag ama marka ay goaan gaaraan aan kasoo noqon

2. Marka qadka aad ku jirto kuwa qadka kuugula jira waxay ku dhahayaan xagee ku mashquulsan tahay iyagoo u haysta in dadka kula joogo aad ku mashquulsan tahay, kuwa aad la fadhisana waxay ku leeyiiin xagee ku mashquulsan tahay ayagoo u maleeya in qadka aad ku mashquulsan tahay, dherigii labada dhinac ka gubtay ayaa noqonaysaa

3. Marka Gabar wiil balamiyo waxay soo wadataa gabar iyada ka liidata muuqaal ahaan, dhirir ahaan iyo xataa jir ahaan sababto ah marka laba qof wiilka arko, mida isha ku dhacayso oo wiilka dareenkiisa dhan soo jiidanaysa inay noqoto ayay jeceshahay

4. Hadii aad aragto qof muddo kaa maqnaa oo kuso wacaya ka dibna ku dhahaya waan kuu xiisay ogow qofkaas waa laba mid in suuq xumo hayso oo suuqa kugu shidanaayo iyo in ay qoftiisa ama qofkeeda isku dhaceen oo inta laga heshiinaayo qalbiga lagugu qabowsanaayo

5. Dadka marka ay noo imaadaan dhibaato noo sheegaan waxaan siinaa talo aad u qurux badan balse waxaa la yaab leh adiga oo taladaas quruxda badan bixinaya hadana dhibaatooyinka ku haysta talo aad ku xalliso uma haysid

6. Xaqiiqda jirta ayaa ah ma jiro qof foolxun dunidaan balse waxaa jira qof fakhri ah sababtoo ah lacagtu waa mida keentay nin aan waligiisa xajka tagin in xaaji la dhaho

Qodokee Dareenkaaga Dhan Soo Jiitay

Hadii Qormada Aad Ka Heshay Si Walaalaha Kale U Gaarto Dheh dr wabin

Fiidwanaagsan saaxiibada igu qaaliga ah

Qofna maguuleysan  isaga oon qaban shaqo adag  Fikradaha waxtarka leh waa natiijo ka timid Mala--awaalka
03/08/2022

Qofna maguuleysan isaga oon qaban shaqo adag

Fikradaha waxtarka leh waa natiijo ka timid
Mala--awaalka

Address

Canada, KY

Telephone

+252613866623

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rafil harsh page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share