Yusuf hassan geedi

Yusuf hassan geedi Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Yusuf hassan geedi, Immobilier, Democratic Republic of the.

24/12/2023

muuqaal laga sameeyay dhibaatooyiinka ay la kulmaan gabdhaha ku nool dalka Uganda 🇺🇬

28/12/2022

America 🇺🇸 noloshan nolol ma ahan

28/12/2022

Ganacsiga ugu fcn aad bilaabi lahayd 2023 💟💟

27/12/2022

cajiib sh. xuseen cali jabuuti oo yar

27/12/2022

Ardaygii ka faanay inuu noqdo macalin

"SI KASTA HA AHAATEE (ANYWAY)"talooyiinka isdiidan1. Dadku uma dhaqmaan si maangal ah, waana danaystayaal. Si kasta ha a...
08/08/2022

"SI KASTA HA AHAATEE (ANYWAY)"

talooyiinka isdiidan

1. Dadku uma dhaqmaan si maangal ah, waana danaystayaal. Si kasta ha ahaatee jeclow dadka.

2. Haddii aad wanaag samayso, dadku waxay kugu tuhmi doonaan in aad dan ka leedahay. Si kasta ha ahaatee wanaag samee.

3. Haddii aad guul gaadho waxa aad yeelan doontaa saaxiibbo badan oo foojari ah, iyo cadow dhab ah. Si kasta ha ahaatee guulayso.

4. Maanta wanaagga aad samayso berri waa la hilmaamayaa. Si kasta ha ahaatee samee wanaag.

5. Runta iyo hadalcaddaantu waxa ay kuu soo jiidayaan dhaliil badan. Si kasta ha ahaatee run sheeg oo hadalcaddow.

6. Ragga iyo dumarka ugu waafi san ee xanbaarsan fikradaha ugu waaweyn, waxa joojin kara ragga iyo dumarka ugu liita ee xanbaarsan maskaxaha ugu yaryar. Si kasta ha ahaatee si weyn u fikir.

7. Dadku way jecel yihiin kuwa jilicsan, laakiin waxay dabagalaan kuwa islaweyn. Si kasta ha ahaatee u dagaallan kuwa jilicsan.

8. Wax aad sannado badan dhisaysay ayaa hal maalin ku dumi kara. Si kasta ha ahaatee wax dhis.

9. Dadku aad bay ugu baahan yihiin in la kaalmeeyo, se way ku weerari karaan haddii aad caawiso. Si kasta ha ahaatee caawi dadka.

10. Haddii aad dunida siiso waxa kuugu wanaagsan, dadka qaar ayaa abaaldarro kuugu jawaabi doona. Si kasta ha ahaatee dunida sii waxa kuugu wanaagsan

w/q: EngYusuf Hassan Geedi

Tani waa arin mustaqbalka dhow ku dhici doonta gabar kasta  oo si xun uga niikisa aalada tiktok..caruurtada u tur oo sha...
06/08/2022

Tani waa arin mustaqbalka dhow ku dhici doonta gabar kasta oo si xun uga niikisa aalada tiktok..
caruurtada u tur oo sharaftooda ilaali🤚

18/03/2022

hanti ummad leedahay haddad xado ciqaabteeda

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252615828681

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Yusuf hassan geedi publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Yusuf hassan geedi:

Partager