Tukaano

Tukaano TUKAANO โ€“ Connecting Africa to Global Factories
We help businesses access wholesale products directly from verified manufacturers.

Trusted by retailers across Somalia, somaliland Kenya, Ethiopia, and beyond. WhatsApp: +8615918637212 | www.tukaano.com

๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ณโœจ Happy 18 May Somaliland โœจ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ณTukaano Marketplace waxa uu hambalyo sharaf leh u dirayaa dhammaan shacabka reer Somalila...
17/05/2026

๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ณโœจ Happy 18 May Somaliland โœจ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ณ

Tukaano Marketplace waxa uu hambalyo sharaf leh u dirayaa dhammaan shacabka reer Somaliland munaasibadda qaaliga ah ee 18 May.

Maalin astaan u ah:
โœ”๏ธ Midnimo
โœ”๏ธ Geesinimo
โœ”๏ธ Horumar
โœ”๏ธ Aqoonsi iyo Adkaysi

โ€œDalkeennu waa sharafteenna, horumarkiisuna waa waajib inaga wada saaran.โ€

๐ŸŽ‰ Happy Independence Day Somalilanders
๐Ÿ“ Proudly Serving Somaliland Businesses
๐Ÿช Tukaano Marketplace & B2B Platform

Tukaano B2B waa shirkad ganacsi oo bixisa adeegyo isku xidhaya warshadaha caalamiga ah iyo ganacsiyada Afrika, gaar ahaa...
01/05/2026

Tukaano B2B waa shirkad ganacsi oo bixisa adeegyo isku xidhaya warshadaha caalamiga ah iyo ganacsiyada Afrika, gaar ahaan Somaliland iyo Geeska Afrika.

Waxaan si gaar ah ugu takhasusnay:
โ€ข Procurement (soo iibsiga alaabaha)
โ€ข Supply Chain Management
โ€ข Import & Export Solutions

๐Ÿ‘‰ Tukaano B2B waa hal meel (One Stop Solution) oo aad ka heli karto dhammaan baahiyaha ganacsi.

โธป

๐ŸŽฏ Himiladeena (Vision)

Inaan noqono shirkadda ugu hormuudka ah ee B2B procurement & supply chain ee Afrika.

โธป

๐Ÿงญ Hadafkeena (Mission)
โ€ข Inaan fududeyno ganacsiga Afrika
โ€ข Inaan yareyno kharashaadka procurement
โ€ข Inaan bixino alaab tayo sare leh
โ€ข Inaan dhisno xiriir ganacsi oo waara

โธป

๐Ÿ”‘ Adeegyada Aan Bixino

๐Ÿ“ฆ Procurement Services

Waxaan kaa caawinaynaa inaad si toos ah uga hesho warshadaha alaab tayo leh oo qiimo jaban.

๐Ÿค Supplier Sourcing

Waxaan kuu helaynaa suppliers la hubiyay oo ku habboon ganacsigaaga.

๐Ÿšข Import & Export

Laga bilaabo dalabka ilaa keenista โ€“ waxaan kuu maamulnaa dhammaan nidaamka.

๐Ÿ—๏ธ Project Supply

Waxaan siinaa mashaariicda:
โ€ข Dhismooyin
โ€ข Hotels
โ€ข Offices

๐Ÿ‘‰ Agab dhamaystiran: albaab, jikada, nalal, furniture iwm.

โธป

๐ŸŒ Shabakadda Caalamiga ah

Waxaan xiriir la leenahay warshado ku yaal:
โ€ข ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ China
โ€ข ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช UAE
โ€ข ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ India
โ€ข ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Turkey
โ€ข ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ผ Taiwan

Juma Mubaarik ๐ŸคฒโœจIlaahay ha inoo aqbalo ducada, ha inoo barakeeyo camalka, hana inaga dhigo kuwa kheyrka ku dadaala.Jumca...
01/05/2026

Juma Mubaarik ๐Ÿคฒโœจ

Ilaahay ha inoo aqbalo ducada, ha inoo barakeeyo camalka, hana inaga dhigo kuwa kheyrka ku dadaala.
Jumcadan ha kuu noqoto mid nabad, barako iyo guul ganacsi leh โ€” gaar ahaan hawshaada Tukaano B2B.

Aamiin ๐Ÿค

๐Ÿ“ Send us your floor plan โ€” come to China, weโ€™ll handle the rest.One stop. No stress.All your building materials in one ...
27/04/2026

๐Ÿ“ Send us your floor plan โ€” come to China, weโ€™ll handle the rest.

One stop. No stress.
All your building materials in one place.

Tired of dealing with too many suppliers in Africa? ๐Ÿ˜ฉ
With Tukaano, you get everything under one roof:
๐Ÿšช Doors
๐Ÿ› Bathrooms
๐Ÿ›‹๏ธ Furniture
๐Ÿ’ก Lighting
๐Ÿฝ๏ธ Kitchen solutions

With many years of export experience, we help African clients source safely, smartly, and efficiently from China ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณโžก๏ธ๐ŸŒ

From design โž production โž delivery back to Africa โ€” we handle it all.

โœ‰๏ธ Share your floor plan and letโ€™s start your project the smart way.





16/04/2026
26/02/2026
๐Ÿ“ Send us your floor plan โ€” come to China, weโ€™ll handle the rest.One stop. No stress.All your building materials in one ...
26/01/2026

๐Ÿ“ Send us your floor plan โ€” come to China, weโ€™ll handle the rest.

One stop. No stress.
All your building materials in one place.

Tired of dealing with too many suppliers in Africa? ๐Ÿ˜ฉ
With Tukaano, you get everything under one roof:
๐Ÿšช Doors
๐Ÿ› Bathrooms
๐Ÿ›‹๏ธ Furniture
๐Ÿ’ก Lighting
๐Ÿฝ๏ธ Kitchen solutions

With many years of export experience, we help African clients source safely, smartly, and efficiently from China ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณโžก๏ธ๐ŸŒ

From design โž production โž delivery back to Africa โ€” we handle it all.

โœ‰๏ธ Share your floor plan and letโ€™s start your project the smart way.





Caawa Waa Jimce โ€“ Habeen Barakeysan!Rasuulka SCW wuxuu yiri:"Jimcaha dhexdiisa waxaa jira saacad aan la waayin duco la a...
08/05/2025

Caawa Waa Jimce โ€“ Habeen Barakeysan!

Rasuulka SCW wuxuu yiri:
"Jimcaha dhexdiisa waxaa jira saacad aan la waayin duco la aqbalo."
(Sahih Muslim)

TUKAANO waxay idiin rajaynaysaa:

Habeen deggan oo duco leh

Ganacsi barwaaqo ah

Nabad iyo nafis qoys walba iyo ganacsade kasta oo nala shaqeeya

www.tukaano.com
WhatsApp: +8615918637212

Jumcaha Mubaarak Dhamaan!TUKAANO waxay farxadda Jimcaha la wadaagaysaa dhammaan:Umadda Muslimiinta, macaamiisheena qiima...
01/05/2025

Jumcaha Mubaarak Dhamaan!

TUKAANO waxay farxadda Jimcaha la wadaagaysaa dhammaan:
Umadda Muslimiinta, macaamiisheena qiimaha leh,
iyo ganacsatada walaalaheen ah ee ku foogan horumar & halgan suuq.

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ุฃุฌู…ุนูŠู†

> โ€œAdeeggayaga waa fursaddaada โ€“ Ku xidhnow warshado la hubo, ku ganacso qiimo jumlo ah!โ€

WhatsApp: +8615918637212
Website: www.tukaano.com

Address

Guangzhou

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tukaano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share