08/12/2025
Astaan (Logo)
Aastaanta waaa sawirka ama nashqada lagu garto shirkad, page, channel ama shaqsi.
Astaaan waa calaamaddaada.
Waa waxa dadka marki ay arkaan isla markaaba kugu aqoonsadaan.
Tusaalooyin:
Calaamada Nike (✓) waa astaan.
Midhaha tufaaxa(Apple) dhinaca yar laga goostay waa astaan.
Sawirka profile-ka page-kaaga TikTok wuxuu noqon karaa astaan.
Maxay muhiim u tahay astaantu?
Waxay ka dhigaysaa mid xirfad lagu ogayahay
Dadku si fudud ayey kuu xasuusan karaan
Waxay muujinaysaa aqoonsigaaga.
Waad soo dalban kartaan asxaabta sharaftta leh...