Hargeisa Rentals

Hargeisa Rentals Shirkadda Maareynta, Kireynta iyo iibka Guryaha ee ugu Weyn Somaliland. Give us a call or email us and let us know how we can help you. Hargeisa Rentals Team

Hargeisa Rentals is your one-stop-shop for all your housing needs in Somaliland's capital, Hargeisa. We provide, facilitate and manage both short-term and long term residential and commercial properties. Our services include housing rentals, tenant acquisition, property management, marketing, car rentals, airport pickups and relocation services. Whether you are a tenant or a landlord, Hargeisa Rentals team is dedicated to offer fast, professional and personalized customer service.

17/10/2016

Follow Hargeisa Rentals on Twitter

Gurigan kirada ahi wuxu ku yaallaa xaafadda Shacabka ee magaaada Hargeisa. Waa guri kiro ah oo ka kooban 3 qol. Fadlan n...
15/10/2016

Gurigan kirada ahi wuxu ku yaallaa xaafadda Shacabka ee magaaada Hargeisa. Waa guri kiro ah oo ka kooban 3 qol. Fadlan nagala soo xidhiidh xafiiska Hargeisa Rentals oo ku yaalla kasoo horjeedka Somcable.
520399
0633388884

Hargeisa Rentals waxaad ugu hagaagtaa xafiisyo kiro ah oo ku yaalla badhtamaha magaalada Hargeisa. Nagala soo xidhiidh:5...
08/10/2016

Hargeisa Rentals waxaad ugu hagaagtaa xafiisyo kiro ah oo ku yaalla badhtamaha magaalada Hargeisa. Nagala soo xidhiidh:
520399
0633388884

Shirkadda Hargeisa Rentals waxa ay jirtaa muddo sannad ah. Waxa aanu Somaliland iyo gaar ahaan Hargeisa kusoo kordhinay ...
30/09/2016

Shirkadda Hargeisa Rentals waxa ay jirtaa muddo sannad ah. Waxa aanu Somaliland iyo gaar ahaan Hargeisa kusoo kordhinay adeeg loo baahnaa oo ah kireynta guryaha, xafiisyada iyo meheradaha ganacsiga. Haddii aad u baahantahay inaad guri/xafiis kireysato amaba kireyso kala soo xidhiidh Hargeisa Rentals.
520399
0633388884

Gurigan kirada ah oo ku yaalla agaagarka BoqolJire iyo guryo kaleba ugu hagaag xafiiska Hargeisa Rentals. Calll us: 5203...
25/09/2016

Gurigan kirada ah oo ku yaalla agaagarka BoqolJire iyo guryo kaleba ugu hagaag xafiiska Hargeisa Rentals. Calll us: 520399 ama 0633388884

Hargeisa Rentals u dhiibo gurigaaga si laguugu kireeyo
17/09/2016

Hargeisa Rentals u dhiibo gurigaaga si laguugu kireeyo

Hargeisa Rentals is the Largest Rentals & Real Estate Company in Somaliland.

Nala soo hadal oo na weydiii adeegga aad u baahantahay 520399 (Xafiiska)0633388884 (Mobile)15096191659 (Dibedda)
31/08/2016

Nala soo hadal oo na weydiii adeegga aad u baahantahay
520399 (Xafiiska)
0633388884 (Mobile)
15096191659 (Dibedda)

Xafiiska   wuxu kuu hayaa gurigan aadka u weyn ee quruxda badan oo kiro ah. Gurigu waa fooq cusub oo ka kooban ilaa 10 q...
23/08/2016

Xafiiska wuxu kuu hayaa gurigan aadka u weyn ee quruxda badan oo kiro ah. Gurigu waa fooq cusub oo ka kooban ilaa 10 qol wuxuna ku yaal Xaafadda Jigjiga Yar.
Fadlan nagala soo xidhiidh xafiiskayaga:
520399 (Xafiiska)
0633388884 (Mobile)
15096191659 (Dibedda)

22/08/2016

Address

Cairo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Rentals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category