Kaah Real Estate

Kaah Real Estate We feature houses for sale across the Horn of Africa, with our current project, Paradise Estate in Dire Dawa, Ethiopia, leading the way.

Ugu horreyn, waxaa mahad aan la soo koobi karin iska leh Allah (SWT), oo suurtagaliyay inaan si guul ah u soo gebagebeey...
10/05/2026

Ugu horreyn, waxaa mahad aan la soo koobi karin iska leh Allah (SWT), oo suurtagaliyay inaan si guul ah u soo gebagebeeyno, xadhigana laga jarro Mashruuca Dhaamka iyo Biyo-gelinta ee degmada Goglo gaar ahaan xarunteeda Kudunbuur.
Hirgelinta Mashruucan, oo ah mid muhiimad weyn u leh nolosha dadka iyo duunyada deegaanka, waxaa si hufan u fuliyay Xafiiska Biyaha ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).
Dhismaha iyo Tayada
Waxaa sharaf weyn ah in dhismaha mashruucan ay fulisay shirkadda wadaniga ah ee KAAH REAL ESTATE AND CONSTRUCTION.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa maamulka iyo injineerada shirkada oo ugu horeeyo Faysal Warfa oo muujiyay dadaal iyo kormeer joogto ah la’aantiina aysan shaqadan quruxda badan qabsoonteen

26/12/2024

Kaah Real Estate and Construction is looking for a Skid Loader (BOBCUT, Operator, if you have experience please contact us on the phone number below, 251 928315274, thank you very much.

07/02/2023
Dire dawa police commission   department ayaa kaah Real Estate and construction gudoonsiiyey shahaado sharaf iyo Abaal m...
28/02/2022

Dire dawa police commission department ayaa kaah Real Estate and construction gudoonsiiyey shahaado sharaf iyo Abaal marin kale.

Kaah Real Estate new Fence and sheed
10/10/2021

Kaah Real Estate new Fence and sheed

Coming soon Dire Dawa new Site
10/10/2021

Coming soon Dire Dawa new Site

04/02/2020

Handling paperwork & Enquiries
Daily follow up.
Filing the Document
Answering telephone and messages
Scheduling appointments and meeting
Travel arrangements
Generate all reports and many more.

If you interest please contact us, by email or telephone.
[email protected]
Telephone 251 928 315 274

11/12/2019

Kaah Real Estate oo aan booqanay saaka site keeda Dire Dawa

Address

Seido In Front Of Sport Cafe 2nd Floor
Dire Dawa

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:30
Tuesday 08:00 - 17:30
Wednesday 08:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 17:30
Friday 08:00 - 17:30
Saturday 09:00 - 17:30

Telephone

+251928315274

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaah Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaah Real Estate:

Share

Category