Furaha guusha

Furaha guusha somalia

23/08/2024

وقد قال النبي صلى الله عليه وسلم: من صلى البردين دخل الجنة رواه البخاري ومسلم. والبردان هما: الصبح والعصر. وقال صلى الله عليه وسلم: لن يلج النار أحد صلى قبل طلوع الشمس وقبل غروبها رواه مسلم

22/08/2024

Xaalada Somalia Iyo Itoobiya Oo sii Xumaanaysa

11/08/2024
Canfar iyo Ciise.Waxaa jiro wax badan oda ka ogayn canfarta iyo somaalida ama dhaqan, dhul, dad, wadaaga Ciisaha iyo Can...
24/04/2024

Canfar iyo Ciise.
Waxaa jiro wax badan oda ka ogayn canfarta iyo somaalida ama dhaqan, dhul, dad, wadaaga Ciisaha iyo Canfarta dib ayaan ugu labanayna Tariikhda fadlan ka bogo.

Sidaa ku caad,bugagata geeska afrika laga qoray ee ku sabasan tariikhda iyo Geo Politics-ka ee kala ah fatuxul xabesh,first footsteps,afar and issa confilicts waxay dhamaan qirayaan in canfartu ka tirsaneyd mamuulkii soomalida ee geeska Africa ee kala ahaa Caawsa(house state)awdaal state (adal state)ee boqortoyadii ama mamuulki ciisaha iyo gurguraha oo aynaa jirin mamuul canfar ah oo kaligii tagaana waa siday dhigayaan xoogahaasi muddo ku simaan 1500 oo sanno ka

Canfartu laftigooda waxay qirayaan in ciise iyo canfar walaalo ahaayeen oo ay dhaxal isku dirireen waxaana caad in canfartu dhul baaladhsi iyo hantii b**b ku sameysey dhulkii ciisaha ee wakhtigaas:-Tusaale qabiilka xaysaa-maal ee dagaa Agaa cadaadle oo hadaa loo yaqaano candhiidhe iyo hawash oo ah xaruuntii boqor cali-kalageeye in90% soomaali yihin gaar ahaan ciise ay muquniyeen waxa kale tusaale kugu filaan in hogaanki boqortooyadii cawsa u mamuuli jirey Axmed-guurey oo ahaa soomalii

*natiijadii dagaalkii 1977-kii kala kulmeen soomaaliid iyo barakici loo geystey.
Gu'gii 1977-kii waxaa dhacay dagaal qadiyadeed u dheexeyaa soomaali weyn(great somalia)iyo itoobiyadii wadey dhul-balaadhsigaa (Ethio feudalism system) waxaa dagaalka loo celiyey,ciidamadii maxaamed siyaad baree iyaada,itoopiyaa kashaneyso midowgii Soofiyeetka sidaa:-waarso oo rushka ugu tuunweyna,wakhtigaa uu itoobiya haystay nidaamkii shuuciga ahaa ee (socialism)ka dib dib u celintii ciidamadi maxamed siyaad baree waxaa dhacay in dadki soomaalida(ciisaha) laga soo raaro dhulweynihi hawash,mataharaa,Asbetferi,casmabood,caraableys(ceelwaha)daanyeere iyo dhul-kale oo badan.
Canfarta oo ka faa iideysaneyso cadaadiska soomaliida kaga imanaayo dawlada dheexe awgeed ayey dhulka qadatey si sharici daro waxaa so qaxay soomaaliidi oo fara madhan.

*Dagmooyinkii ciisuhu maamuuli jirey ee canfartu hoos tagi jirtey waxaa ka mida ah
1 Adal and issa woreda oo maamuuli jirtey guud ahaan gobolka canfarta oo gacanta ugu jirtey ama lahaa ciise
2 Asebetefri and isse woreda oo mamuuli jirtey gobolka canfarta nus sidaa ku caad magaca lagu sheegaayo markasta waxa la horumariyaa magaca ciisa oo ah qabiil ka mida soomaalida,Taasi caadeyn u ahaa lahanshaha dhulkaa.
3 isse gurgure Awarcha Dire dawa oo ahaa maamuul ay wada lahayeen ciisaha iyo gurguruhu.dhamaan waxani waxay ku tuusinayaan sidaa u dhulku u balaadhanaa ee canfartuna u hoos tagi jirtey maamuulki ciisaha.

Buugtaa kaa hadalayso tariikhdaa dhulka soomaalida gaar ahaan beesha ciise waxa ka mid ah

1 fataxul xabash oo uu qoreey nin qoraa ah oo qornigii 16aad safar dheer ku marey geeska Africa wuxuuna qiraayaa in dadka asalka ah (indiginous peopel)ahaayeen dadka cushatic ah oo ay soomaliidu saameyn muug leh ku lahaayd dhulkaas gaar ahaan dhulkani gobolka Sitti ilaa galbeedka daganaayeen ciisuhu kanaa taalin jireen wuxuu ciisaha ku tilmamey labo sifoo oo kala ah

Dad dagaalo yahano ah lakiin hadanaa nabada jecel oo dhowraa dariskooda

Dad leh xeer faca weyn xeer ciise (issa traditional cultural Politics system)
Buugaa uu qorey zowde Gabre hiywot oo la odhaan jirey hiywot tawrari (kaca kufka noloshaa) ninkani wuxuu gudoomiyaha gobolka jarar werda and awaraja buugisaa wuxuu ku sheegey wixii ugu fiicna u qabto iney tahay heshisinta soomaliida iyo canfarta si iskii ah oo magalaada gaaniyaa(Gawaani)Ku qabtey shirka qodobadi lagu heeshiyeey ay kamid yihin
*In ciisahaa iyo canfartu wadaa dagaan magaalada gaaniyaa(Gawaani)oo horey u ahaayd casiimadii gobolka deymed ka hor derg gii

*In caruurta soomaaliida loo bixiiyo magacaada canfarta sidaa xumad iyo kuwaa canfartana loo bixiyo sida magacada soomaliida

*in lakala guursado

*bekele confilicts beetween somalia and afar oo ku sheegayo in canfartu duliimaad is daba joog ah ku hayso shacabka soomaalida ee daganaa galbeedka sitti.

*darej fessa resourcing state border and borderland in the horn Afirca:kaassi ku sheegayo in canfartu si badheedh ah ugu soo daaqsiin tageysey dhulka u dheexeyaa soomaalida iyo canfarta marmarna guudaha u gaali jirtey deegaanka soomaalida

Heeshiyada ay canfartu ka baxadey ee nabada lagu rabey kuwo ka midaa

1.Awash and Dire dawa peace conference wich held in 5/11/1998kii To 15/12/1998kii shirkaa oo laa rabey in nabad waartaa ama sustainable peace lagu gaadho oo lagu kala qabtey awash iyo Dire dawa balse canfartu buurisey heshiska.

2 baalcaad peace conference 1950kii lagu qabtey agaa gobolka dhunyar oo xaruun u ahaayd magaladii carableys oo hadaa loo yaqano ceelwaha dagmo ka tirsan gobolka zone one ee magalada samara.
Markala canfarta ayaa ka baxdey heshiska

3 issa and afar peace seeking Addis Ababa oo lagu rabey in nabad la dhex dhigo dadka walaalaha ah ee ciisaha iyo canfarta waxaa ka baxay canfarta oo isku duuban shacab,dawlaad,iyo jabhadoo.

4 the 2014 peace dealing of Awash markale canfartu waxaay ka beexen heshiska iyaaka oo layey boqolaal qof oo shacab ah Agaa Awash, gawaani,caseyta iyo meelo kale oo badan

26/01/2024

Namus yurub qore
Tusmo:-

TAARIIKHDII H**E EE LA SOO MARAY IYO MIDDA MAANTA JOOGTA HADDII AADA ISKU XIDHIN ; MA GARANEYSID WAXA SOO SOCDA.

Ibliis markuu ALLAH swt. Naxariistiisa ka dheereeyey; Waxuu ballan ku galay in uu lumiyo Aadamaha , habaabiyo. ALLAH swt. Waxuu ugu yaboohay in “ ISAGA IYO WAXII RAACA UU KU KUUSO NAARTA”!!!

Ibliis Nebi Adan ( cs) Waxuu u ballanqaaday in uu Cimri Dheer iyo Madaxnimo aan dhammaad lahayn gaadhayo hadduu cuno Midhaha Geedkan ALLAH swt. Uu ku yidhi ha cunin”. Jacaylka ‘ CIMRIGA, MADAXNIMADA , IYO SHAHWADA ADDUNKU ‘ waa belayo halkaa ka soo billaabatay, wuu cunay. Waxaa laga soo saaray jannadii lana ciqaabay illaa uu Cafis dalab la yimid.

Sayid Maxamed Cabdille Xasan ( AUN) gumeystayaashu waxay u adeegsadeen in ay kula dagaalamaan in ay ku Abaabulaan Madaxnimada Reerkii ayuu qaadanaya.Waa Xilliga la sameeyey UGAASYO, BOQORO, SULDAAMO iwm. Dagadu ka go’do.

Somalia Gumeysiga Ethiopia waxuu u sameeyey Jabhado Magaca Somaali ka muuqdo lkn. Ku hubeysan QABYAALAD. SSDF, SNM, USC, SPM iwm. Dalkii ayaa lagu burburshey ; Kedibna iyagii ayaa la isku sii burburshey. “ GEEL LAGU DARAY AWR BADAN OO QOODH AH”!!!

Federaal waxaa loo sameeyaa Dad wax badan ku kala duwan Dhaqan dhaqaale, Dhalasho, Diin, Af iyo Caaado iwm. Lkn. La rabo in uu lahaansho DAL uu ka dhexeeya la iskuna dulmin. Hal QARAN oo Iskii u taagan Qooysaskiisii federaal loo ma sameeyo. Waa kala geeyn iyo lumin midnimadooda. Somaalia Meeshii ay ugu jilicsaneyd oo Qabyaaladda ahayd ayaa loogu abuuray Qaab dhismeed Siyaasi ah oo loo yeqaan Maamul Gobol Qabiileed. Waxaa lagu beeray in ayna waxba wada yeelan, Lana kala eed sheegto.

Waxaa la yidhi Passport Ethiopia qaata. Dugsiyada, Macahadyada iyo Jaamacadaha Ethiopia imaadda oo wax ku Barta. Ismaamulka Degaanka Somaalida qeeyb ka wada sheegta. Si gooni gooni ah shakhsi walba Ha ugu xidhnaado Xarunta Gumeysiga kursi madaxnimo oo lagugu ilaashana aan kaa soo siinno oo aad ku fadhiisatid. Qolo walba waxaa loo diyaarshey in heshiis qarsoon oo daneeysi

05/01/2024

Imaanki iyo akhlaaqdii iyo badiiba waan idinka iibinay ..

Riwaayad horay Loo jilay balse hada Tagan sooran AUN iyo jawaan

UPDATE: Masar ayaa taageertay Soomaaliya ,saacado kaddib markii uu soo baxay is afgarad ay Addis Ababa ku gaareen Abiy A...
02/01/2024

UPDATE: Masar ayaa taageertay Soomaaliya ,saacado kaddib markii uu soo baxay is afgarad ay Addis Ababa ku gaareen Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland oo u saxiixay 20km oo ah badda Soomaaliya , kaaso markiiba Dawladda Soomaaliya ku tilmaamtay ku xad-gudub madax bannaanida Soomaaliya iyo is afgarad aan sharci ahayn.

Wada-hadal uu telefoonka kula yeeshay Al-Sisi , Madaxweyne Xasan, wuxuu u sheegay mowqifka Masar ee ah inay ku garab taaganyihiin Soomaaliya xasilloonida iyo amniga, sida laga soo xigtay afhayeenka madaxweynaha Masar. Hadda Qaahira waa mid ka mid ah waddamada xiriirka dhow la leh xukuumadda Soomaaliya , sidoo kale tani waa inay na xasuusisa khilaafka Masar iyo Itoobiya ee la xiriira biyo xireenka, kaaso hadda lagu guul-darraystay wada-xaajood la xiriiray wajiga afaraad.

Badal khayr qaba alle hasiiyo umadaas danyarta ah ee ku  waayay hantidodii  suuqa taywanka jigjigaAamin
08/07/2023

Badal khayr qaba alle hasiiyo umadaas danyarta ah ee ku waayay hantidodii suuqa taywanka jigjiga
Aamin

21/04/2023

Ciid Mubaarak Asxaabta Meelkastood Ka Joogtaan Dunida
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Furaha guusha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category