Maan deeq

Maan deeq tagtada inta aad ku mashquulsantahay timaadada haka mashquulin

22/01/2023

😁Hablaha sanadkaan wa sidii exam
Ka goobagalida afarti wada socora mid bas sax ah 🤣

21/01/2023

ASAGOO DATA AAN GADAN KARIN BUU KU LEEYAHY WALAASHAA NOBARKEDA ISII😄😄

21/01/2023

Nin oday ah baa maalin walbaa marka uu salaada tukado, waxa u ku duceysan Jiray:
ILAAHOW: Naag Labaad ii sahal.
Maalin maalmaha kamid ah ayaa markuu salaada ka baxay xaaskiisa soo ag istaagtay.
Saaxiibkaa kulahaa “Ilaahow siddii aan isku ogeyn lee ha inoo ahaato..😂🙆‍♂️

18/01/2023

Dundas ma soo Marin qof ka karaamo baden nnkh

Hal Mar Haan ku salino scw scw scw scw scw

wxan brtey iyado aqoonin sidaqof hab loo siiyo mantana wxeyiga tagtey mrkii ay brtey sida qofshumis loo siiyo xita mcali...
21/12/2022

wxan brtey iyado aqoonin sida
qof hab loo siiyo mantana wxey
iga tagtey mrkii ay brtey sida qof
shumis loo siiyo xita mcalinimo
igumay ixtiramin💔❤️‍🩹

Had iyo jeer waxaa radiyaa fursad yar aan usiiwada joogi laheen adigana waxad radisafursad yar aad igaaga tagi leheed ❤️...
21/12/2022

Had iyo jeer waxaa radiyaa fursad yar aan usii
wada joogi laheen adigana waxad radisa
fursad yar aad igaaga tagi leheed ❤️‍🔥❤️‍🩹

Waxay igu dhahday noloshada wax iga sheg waxan ku dhahay waxan ahay fiqir 💔❤️‍🩹Fahan ama ha fahmin aday ku tala 🤐
21/12/2022

Waxay igu dhahday noloshada wax iga sheg waxan ku dhahay waxan ahay fiqir 💔❤️‍🩹

Fahan ama ha fahmin aday ku tala 🤐

Dhabtii waan ku jeclaadayilaa aan ka ogaadey inaadtahay duni igu dhex nool… 🌸🌬🤍
21/12/2022

Dhabtii waan ku jeclaaday
ilaa aan ka ogaadey inaad
tahay duni igu dhex nool…

🌸🌬🤍

Waxaa laga yaaba in aan aad kaagaXanaajiyo laakiin dhab ahaantiMa noolaan karo la,aan taada…!
21/12/2022

Waxaa laga yaaba in aan aad kaaga
Xanaajiyo laakiin dhab ahaanti
Ma noolaan karo la,aan taada…!

Erayga Wanaag Markaan maqlinWaxaa Tahay Qofka Ugu HoreeyaEe Aan Soo Xasuusto 🥰😍  follow me
21/12/2022

Erayga Wanaag Markaan maqlin
Waxaa Tahay Qofka Ugu Horeeya
Ee Aan Soo Xasuusto 🥰😍

follow me

Wad adigan iga kibree Ma weedhihii wacnaalyo ereyadii kalgaceelkaIsla weyni kugu beeray..  follow me
21/12/2022

Wad adigan iga kibree Ma weedhihii wacnaalyo ereyadii kalgaceelka
Isla weyni kugu beeray..

follow me

Address

Jijiga
0MERCR

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maan deeq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category