12/04/2022
🔺️watan sheekada aniga iyo saaxiibtay nakal dhex martay💋❤
✅waa shekadii hammyy iyo happy
Anigu wxan imaday magalada wxana soo badashay iskuulka marka aan isduwaan galiyay wxaa lay geyay galaskaygii wxaana ahaa galaska 8aad wxana u imaaday dugsi cusub iyo arday cusub xataa macalimiin cusub wxana fadhiistay kurisi gooniya
Balze ma ahan ardayda aan arkayaaa arday aaan dhaqan kooda fahmayo ee wxaan daremayaaa nolol qariiba qof aan la hadllo ma aqaaano 🤗
Wxan soo dhamaystay malintii kobaaad galaskaygiii wxana kusoo noqday gurigayagii
Malintii labadaa ayan isku diyariyay wxana qatay kabahaygii buurka ahaa iyo shandadaydii iskuulka iyo dirayskaygii sidookale wxan xirtay ukuyalahaygii sasna wn ku anba baxay wxaan sii qatay bajaj tasoo igaysay iskulkaygiii 🙂
Markaan galaskaygii saa ugalay wxan la kulmay dhamaan kuraastii oo wada buuxda meel aanka fariistana waan wayay wn iska istaaagay balze wxaa aaaan arkay dhamaan ardaydii galaaska wiil iyo gabadh oo aniga isoo eegaya anigii wn yaxyaxay wna baxay
Maarka aan baxay ayaan arkay maclimkii oosoo galaya maclimkii waa isoo xareeyay kursina waa isoo qaday kii ayaan ku fariistay xisadiina aan ku qaatay
Balze macalinka su aallo ayuu na waydiiyay macalinkaasi wuxuu noo dhigayy madad civic su ashii ayaan ka jawaabay wna lay sacabeyay
Xisadii labaad wxay ahayd axmaarri ama af xabashi runtii anigu kuma hadlli aqooon balze wn qori aqaanay waana akhrin aqaanay ugu danbayn sharaxada ayaan dhagaysanayay wxna wnka fahmay cashirka su aal ayay na waydiisay wna ka jawabay samuurada ayaana wx lagu qorayy markaan kacay ee aaan ku qor is idhi wxaay ardaydii igu sameyeeen---------
Qaybta xigtah 2aad
Lasoco