DIYAR REAL Estate

DIYAR REAL Estate Kusoo dhawaada shirkada iibinta iyo kiraynta hantida maguurtada ah ee Diyaar Real Estate

MA DOONAYSAA INAAD MAGAALADA JIGJIGA KU YEELATO HANTI GURI QURUX BADAN IYO DHULBA ;MAKA FIKIRAYSAY SAAD KU HELI LAHAYD G...
21/06/2024

MA DOONAYSAA INAAD MAGAALADA JIGJIGA KU YEELATO HANTI GURI QURUX BADAN IYO DHULBA ;
MAKA FIKIRAYSAY SAAD KU HELI LAHAYD GURIGAAD NIYADA KU HAYSATO IYO DHULKA AAD KU HAMINAYSAY INAAD JIGJIGA KU YEELATO;

HADABA MA OGTAHAY IN SHIRKADA IIBINTA IYO KIRAYNTA HANTIDA MAGUURTADA AH EE DIYAR REAL ESTATE KUU HAYSO GURYO BADAN OO UU KUJIRO GURIGAAD NIYADA KU HAYSATAY IYO DHULKAAD KU HAMINAYSAY INBADAN DIYAR REAL ESTATE WAA KUU DIYAARE DAGDAG USOO GAADH.

WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAAN DAL IYO DIBADBA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

🗨Dhul iib ah🗨Jijiga🗨Agagaarka: harta cali bayle🗨Dhulku Waa 9qoodi🗨Qiimaha 900,000birr(qoodigii waa 100,000birr)🗨magaalad...
19/10/2023

🗨Dhul iib ah
🗨Jijiga
🗨Agagaarka: harta cali bayle
🗨Dhulku Waa 9qoodi
🗨Qiimaha 900,000birr(qoodigii waa 100,000birr)
🗨magaalada wuxuu ujiraa 20km

Faah-faahin dheeri ah
Dhulkani waa dhul mustaqbal fiican leh wuxuu kuyaalaa wajaale iyo jijiga dhaxdooda magaalada jijiga wuxuu ujiraa 20km waa sagaal qoodi(9qoodi) qoodigiina waa 100,000birr wali GPS kiina wali ma gaadhin.
Wixii faahfaahin dheeri ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan dal iyo dibad'ba
+251908327973

FADLAN DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH CIDII HAYSA HANTI DHUL,GURYO AMA GAADIID'BA UNA BAAHAN IN LOO IIBIYO AMA LOO KIREEYO SIDOO KALE IIBSATO AMA KIRAYSATO WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAAN DAL IYO DIBAD'BA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

🗨Guri iib ah🗨Jijiga🗨Xaafada: qumaadaha🗨Agagaarka: udhaw wadada axmed guray tagta🗨Qolal: 5qol, 2suuli iyo jiko🗨Daarada: 5...
18/10/2023

🗨Guri iib ah
🗨Jijiga
🗨Xaafada: qumaadaha
🗨Agagaarka: udhaw wadada axmed guray tagta
🗨Qolal: 5qol, 2suuli iyo jiko
🗨Daarada: 500kaare(500km2)
🗨qiimaha:22,000,000birr(22milyan)

Faah-faahin dheeri ah
Gurigani waa guri aad uqiima badan udhexeeya labada wado ee axmad guray iyo tan qumaadaha; wadada aad ku arki doonto sawirada hoose ayaa hormarta waxayna isku xidhaa labadaa wado ee axmad guray iyo wadada qumaadaha wadada axmad guray'na wuxuu ujiraa wax kayar 20m suuqana k**a foga wax yar buu ujiraa.

Wixii faahfaahin dheeri ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan dal iyo dibad'ba
+251908327973

FADLAN DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH CIDII HAYSA HANTI DHUL,GURYO AMA GAADIID'BA UNA BAAHAN IN LOO IIBIYO AMA LOO KIREEYO SIDOO KALE IIBSATO AMA KIRAYSATO WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAAN DAL IYO DIBAD'BA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

🗨Dhul iib ah🗨Jijiga 🗨Xaafada: Garabcase🗨Agagaarka: labada wado ee dhagaxbuur iyo wajaale udhexeeya🗨Waa  dhul qiima badan...
17/10/2023

🗨Dhul iib ah
🗨Jijiga
🗨Xaafada: Garabcase
🗨Agagaarka: labada wado ee dhagaxbuur iyo wajaale udhexeeya
🗨Waa dhul qiima badan oo wado wayn haysta
🗨Waana 500kaare(500km2)
🗨Qiimaha: 3,5,00,000birr(3.5milyan birr)

Wixii faahfaahin dheeri ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan dal iyo dibad'ba
+251908327973

FADLAN DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH CIDII HAYSA HANTI DHUL,GURYO AMA GAADIID'BA UNA BAAHAN IN LOO IIBIYO AMA LOO KIREEYO SIDOO KALE IIBSATO AMA KIRAYSATO WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAAN DAL IYO DIBAD'BA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

🗨Guri iib ah🗨Jijiga🗨Agagaarka hamda hotel🗨4qol, jiko, 2suuli(mid gudaha iyo mid dibada ah) iyo dayr fiican oo qurux bada...
17/10/2023

🗨Guri iib ah
🗨Jijiga
🗨Agagaarka hamda hotel
🗨4qol, jiko, 2suuli(mid gudaha iyo mid dibada ah) iyo dayr fiican oo qurux badan
🗨Daarada:500kaare(500km2)
🗨Waa guri sifiican udhisan wado fiicana haysta
Qiimaha:5,500,000birr(5.5milyan)

Wixii faahfaahin dheeri ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan dal iyo dibad'ba
+251908327973

FADLAN DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH CIDII HAYSA HANTI DHUL,GURYO AMA GAADIID'BA UNA BAAHAN IN LOO IIBIYO AMA LOO KIREEYO SIDOO KALE IIBSATO AMA KIRAYSATO WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAAN DAL IYO DIBAD'BA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

🗨Guri kiro ah🗨Jijiga🗨Xaafada: 12aad🗨Agagaarka: jacfar school🗨Qolal: 6qol🗨Qiimaha: 35,000birrWaxaad nagala soo xidhiiidhi...
16/10/2023

🗨Guri kiro ah
🗨Jijiga
🗨Xaafada: 12aad
🗨Agagaarka: jacfar school
🗨Qolal: 6qol
🗨Qiimaha: 35,000birr

Waxaad nagala soo xidhiiidhi kartaan dal iyo dibad'ba
+251908327973

FADLAN DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH CIDII HAYSA HANTI DHUL, GURYO AMA GAADIID'BA UNA BAAHAN IN LOO IIBIYO AMA LOO KIREEYO SIDOO KALE KIRAYSATO AMA IIBSATO WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAAN DAL IYO DIBAD'BA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

🗨Guri kiro ah🗨Jijiga🗨Xaafada: sheekh nuur ciise🗨Agagaarka: masjid abuu hurayra🗨Qolal: 5qol, 2suuli gudaha ah iyo mid ban...
15/10/2023

🗨Guri kiro ah
🗨Jijiga
🗨Xaafada: sheekh nuur ciise
🗨Agagaarka: masjid abuu hurayra
🗨Qolal: 5qol, 2suuli gudaha ah iyo mid banaanka ah
🗨Qiimaha: 25,000birr

Waxaad nagala soo xidhiiidhi kartaan dal iyo dibad'ba
+251908327973

FADLAN DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH CIDII HAYSA HANTI DHUL, GURYO AMA GAADIID'BA UNA BAAHAN IN LOO IIBIYO AMA LOO KIREEYO SIDOO KALE KIRAYSATO AMA IIBSATO WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAAN DAL IYO DIBAD'BA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

🗨Waxaa loo baahan yahay 2Gaadhi oo iib ah🗨Nooca gaadhiga1aad: hilux D4D 🗨Year: 2012, 2013,2014🗨Motorka: 2kd🗨Nooca gaadhi...
14/10/2023

🗨Waxaa loo baahan yahay 2Gaadhi oo iib ah
🗨Nooca gaadhiga1aad: hilux D4D
🗨Year: 2012, 2013,2014
🗨Motorka: 2kd

🗨Nooca gaadhiga 2aad: qabaal afar daaqale ah
🗨Model: 2018 iyo wixii ka danbeeya
🗨Waa inuu yahay gaadhigu mid sifiican loo ilaaliyay

Cidii haysa 2daas gaadhi midkood una baahan in loo iibiyo gaawaadhidaas dagdag hanoola soo xidhiidho insha allah waxaan uhaynaa lacag diyaar ah.
+251908327973

https://t.me/+LK2gpdATv2MxYTA0

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

Guri kiro ahJijigaXaafada: 10aadAgagaarka: guryaha macalimiinta jaamacadaQolal: 16 6qol waxay leeyihiin musqulo gaar ahQ...
10/10/2023

Guri kiro ah
Jijiga
Xaafada: 10aad
Agagaarka: guryaha macalimiinta jaamacada
Qolal: 16
6qol waxay leeyihiin musqulo gaar ah
Qolal waawayn weeye
2musqul oo banaanka ah
Jikadii oo taag ah sifiicana loo dhisay
Barkad wayn iyo haan wayn labadaba leh
Masaajid leh
Waa guri aad uwayn sifiicana loo dhisay daarad balaadhan oo waasac ahna leh
Qiimaha: waalaga heshiinayaa
Waxaa laga kiraynayaa waa haayad ama ururo

DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH CIDII HAYSA HANTI DHUL,GURI AMA GAADIID BA UNA BAAHAN IN LOO IIBIYO AMA LOO KIREEYO HANAGALA SOO XIDHIIDHO DAL IYO DIBADBA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

🗨Dhul iib ah🗨Jijiga🗨Jidka sodonka 🗨Xeradhiigtii h**e ayuu ku qumanyahay jidka soddonka ee laamida ahna wuu haystaa🗨Waa b...
08/10/2023

🗨Dhul iib ah
🗨Jijiga
🗨Jidka sodonka
🗨Xeradhiigtii h**e ayuu ku qumanyahay jidka soddonka ee laamida ahna wuu haystaa
🗨Waa boos muhiim ah dhan ganacsi
🗨Waa 600 oo kaaremeter(600km2)
🗨Qiimaha waa laga heshiin karaa insha allah.
🗨Wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xidhiidh dal iyo dibad'ba
+251908327973

DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH CIDII HAYSA HANTI DHUL,GURI AMA GAADIID'BA UNA BAAHAN IN LOO IIBIYO AMA LOO KIREEYO SIDOO KALE IIBSATO AMA KIRAYSATO HANTIDAAS FADLAN WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI DAL IYO DIBAD'BA
+251908327973

MAHADSANIDIIN INBADAN🙏

Address

Ayar Dega Road, Jigjiga
Jijiga

Telephone

+251908327973

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DIYAR REAL Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DIYAR REAL Estate:

Share

Category