Egan House 4 U

Egan House 4 U BUY. SELL. INVEST REAL ESTATE PROPERTIES (GADO.

IIBI AMA MAALGASHO HANTIDA MAGUURTADA AH )
Buy, Sell or Rent Houses, Land or agricultural land(IIBSO, IIBI, KIREYSO, KIRE AMA MAALGASHO GURIYAHA, BOOSASKA AMA BEERAHA )

S/N 040.  Guri iib ah!Waxaan kuu haynaa guri iib ah oo ku yaal magaalada jigjiga, gaar ahaan qabalah 05 dhakhtarka kaara...
20/07/2023

S/N 040.
Guri iib ah!
Waxaan kuu haynaa guri iib ah oo ku yaal magaalada jigjiga, gaar ahaan qabalah 05 dhakhtarka kaaramardha dhabarkiisa,
Gurigu wuxuu ka koobanyahay
4 qol, 2 suuli iyo jiko.
Gurigu wuxuu sidookale haystaa 2 waddo.
Dhulkuna waa 380m².

Qiimaha waa 4,400,000
Wixii faahfaahina kala soo xidhiidh
0915888380

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Egan House 4 U posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Egan House 4 U:

Share

Category