15/02/2026
✨🏗️
Ma rabtaa guri qurux badan, xafiis casri ah ama dhisme tayo sare leh?
Annaga ayaa kuu hayna xal dhamaystiran laga bilaabo naqshad ilaa dhameystir!
🔹 Dhismo guryo iyo dabaqyo
🔹 Dayactir & dib-u-habeyn
🔹 Naqshadeyn casri ah
🔹 Qorshe iyo kormeer injineernimo
🔹 Shaqaale xirfad leh & qalab casri ah
🎯 Waxaan ku shaqeynaa:
✔️ Tayo sare
✔️ Waqti dhowrid
✔️ Qiimo macquul ah
📞 Nagala soo xiriir WhatsApp +251910066308
“Dhismahaaga waa mas’uuliyaddeena.” 🏠🔑