Abdullahi YuSsuf Officail

Abdullahi YuSsuf Officail Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdullahi YuSsuf Officail, Real Estate, Jijiga.

31/01/2026

Ma heli Karaan

Nolosha Sifeynta iyo Xulashada Dadka**Noloshu waa safar u baahan feejignaan iyo is-ilaalin joogto ah.* *Qofku mararka qa...
18/01/2026

Nolosha Sifeynta iyo Xulashada Dadka*
*Noloshu waa safar u baahan feejignaan iyo is-ilaalin joogto ah.* *Qofku mararka qaar wuu dareemi karaa culays ka imanaya dad ama xaalado aan u roonayn koritaankiisa nafsadeed iyo maskaxeed. Sida sunta jirka waxyeellada ugu keento, xiriirrada tabanina waxay dhaawacaan deganaanshaha qalbiga. Sidaas darteed, sifeynta nolosha waa tallaabo geesinimo leh oo lagu badbaadinayo nafta, laguna dooranayo waxa faaโ€™iido leh.*

*Xulashada dadka kugu dhow ma aha kibir, balse waa is-ixtiraam. Marka aad ka bilowdo in aad iska fogeyso waxa ku daaliya, waxaad u bannaanaynaysaa fursadyo cusub, dad wanaag badan, iyo tamar togan. Nolosha sifeynteedu waxay keentaa iftiin, caddeyn, iyo horumar; waana furaha nolol miisaaman oo farxad leh.*

Abdullahi YuSsuf Officail

@๐Ÿ–ค:๐Ÿ’•:๐—ช๐—ฒ๐˜† ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿ‘ธ๐Ÿป๐Ÿ”ฅ๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐—ฐ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐˜€ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿ˜ซ๐Ÿซถ๐Ÿป๐Ÿซ‚๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐—ป๐—ฎ๐˜…๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿฅน๐ŸŒŠ๐Ÿ’—๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐˜…๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿคญ๐Ÿ‘ฐ๐Ÿปโ€โ™€๏ธ๐Ÿ”ฅ๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ถ ...
16/01/2026

@๐Ÿ–ค:๐Ÿ’•:๐—ช๐—ฒ๐˜† ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿ‘ธ๐Ÿป๐Ÿ”ฅ
๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐—ฐ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐˜€ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿ˜ซ๐Ÿซถ๐Ÿป๐Ÿซ‚
๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐—ป๐—ฎ๐˜…๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿฅน๐ŸŒŠ๐Ÿ’—
๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐˜…๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿคญ๐Ÿ‘ฐ๐Ÿปโ€โ™€๏ธ๐Ÿ”ฅ
๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐Ÿซ€๐Ÿ’‹๐Ÿ’
๐˜„๐—ฒ๐˜† ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐ŸŒธ๐Ÿซถ๐Ÿปโค๏ธ

๐Ÿซก๐ŸŽ‰DajiYaH ๐Ÿ‘ธ โค๏ธโ€๐Ÿฉน

.......Indha kabadayday ๐Ÿ‘€.....Farxad lagu bogsaday ๐Ÿ˜€.....Marwo lagu hanonay ๐Ÿ™‡โ€โ™€๏ธ......Boqoradi naftayday ๐Ÿ‘‘......Darman i...
16/01/2026

.......Indha kabadayday ๐Ÿ‘€.....Farxad lagu bogsaday ๐Ÿ˜€.....Marwo lagu hanonay ๐Ÿ™‡โ€โ™€๏ธ......Boqoradi naftayday ๐Ÿ‘‘......Darman ifaysay ......Ubaxi dhalalay ๐ŸŒท.......Dugsi lagu hoyaday ๐Ÿฅฐ.......Dhaxanta iga dartay๐Ÿซ‚.......Curadi cilmiyo sharaf๐Ÿ™‡โ€โ™€๏ธ.......Ciisi ebe siyay๐Ÿซก......hadlkayaga maqashay๐Ÿ”ฅ

YuSsuf Official

       'IIDAYSO Waxaan Kuu Haynaa Miis Cunto Dhamaystiran Macal Biifeegii Weelka Lagu Ridanayay SIDOO KALE     OO ka Koo...
13/05/2024

'IIDAYSO
Waxaan Kuu Haynaa Miis Cunto Dhamaystiran Macal Biifeegii Weelka Lagu Ridanayay
SIDOO KALE OO ka Kooban
โœ…๏ธ 6 kursi oo Fafhi ah
โœ…๏ธ Miiska cuntaduna 8 kursi iyo biifeegi iyo tuwaledki
โœ…๏ธQiimaha Waa 5,80,000birr
Sodhawoow Macmiil Kana Faa,idayso Waa Alaab Tayadeeda Lagaa Hubo Indhahagana Aad Ku Arki Kareyso

Wa.me//+251915457035
Magalada Jigjiga
Xaafdada 12aad
Agagaarka Masjidka (Cabdi Muxumed cumar)

Guri iib  magaalada jigjiga 8 qol   0915457035Barkad 200 foosto ahCabirka 500 kaare 25m 20mXaafada 12aad 12 millon oo bi...
30/04/2024

Guri iib magaalada jigjiga
8 qol 0915457035
Barkad 200 foosto ah
Cabirka 500 kaare 25m 20m
Xaafada 12aad
12 millon oo birr

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi YuSsuf Officail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category