Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Faransiiska, Communautè somalienne en France

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Faransiiska, Communautè somalienne en France Somali Community in France

Inscris-toi sur Remitly en utilisant mon lien de parrainage pour obtenir une remise de 10 € sur ton premier transfert d'...
06/07/2024

Inscris-toi sur Remitly en utilisant mon lien de parrainage pour obtenir une remise de 10 € sur ton premier transfert d'argent de minimum 100 €.

✅ La livraison est garantie dans les temps, ou les frais sont remboursés.
✅Des taux de change avantageux, des frais bas sans jamais en cacher.
✅ Obtiens des mises à jour de transfert en temps réel sur l'application.

Les conditions s'appliquent.

Transfer money online securely with Remitly. Our fast service offers competitive exchange rates and low transfer fees. Send money to Somalia today.

01/07/2023
19/06/2023
10/08/2022

Jaaliyadda Soomaaliyeed Dalka Faransiiska ee uu Hogaamiyo Mudane Ducaysane Dahir Farah" ayaa Magaaladda Toulouse ku qabatay Kullan Ciyaareed ay ku tartamayeen dhalinyaradda Soomaaliyeed ee kunool Magaaladaasi.

Hadafkeennu waa Isdhexgalka Bulshadda Soomaaliyeed kunool Dalka France waxaan Sii Waddi doonaa kulamadda iyo Xiriirka Muwaadiniinta Soomaaliyeed kunool dalkaann

Afhayeenka Jaaliyadda Mudane Saciid Cabdi Budul (Joogsade) oo lahadlay Warbaahinta ayaa ka Warbixiyay Tartanka

Laga soo bilaabo bishii 01/12 /2021 Sanadkii h**e Xafiiska Magangalyo doonka u qaabilsan France ee OFPRA waxeey sameeysa...
27/07/2022

Laga soo bilaabo bishii 01/12 /2021 Sanadkii h**e Xafiiska Magangalyo doonka u qaabilsan France ee OFPRA waxeey sameeysay qeyb uqaabilsan dib ufiirinta iyo ka war heeynta dadka lasiiyay magangalyada kuwaso go,aamin doono cida lagala noqon karo magangalyada.

Waa Koox Cusub oo ku shaqo leh in qofka lagala laabto magangalyo horay loo siyay , waa labbo qeyb oo oo leh maamule guud iyo 7 magangalyo baxshe/ officier de protection, sido kale waxey leyihin hal Xoghayn qaybtii ba

Waxey dib u eeggis ku sameyn doonaqn dadka heysta magangalyada waxeyna go,aamin doonan kala noqoshada sharciga dad horay magangalyo loo siyay kuwaas oo kala ah,

- Dadka iskood isaga celinaya magangalyada

- dadka wadanki eey kaso carareen xariir la sameya ama dib magangalyo uweydista ama Basbooradda iyo Adeegyadda kale ee asaasiga ah ka dalbada ama ba usafro si dhuumasho ah

- dadka halista ku ah amaanka wadanka geeystayna danbiyo waweyn

- iyo dadka dhalashada faransiska qaatay, sida caadiga ah markaad hesho dhalashada France waxaad si toos ah uga tanasushay magangalyada eey ku sisay dowlada faransiska .

Sandii 2021,

1291 qof ayaa magangalyada iskood isaga celiyay, qofka heysto daganasha mudo shan sano ah wuxuu ka tanaasuli karaa magangalyada OFPRA asagonan sharcigisa lagala labaneyn kaliya waxa laga badalaya statuga xaqna uma lahanayo travel document intas waxi kaso haro nolashisa si caadi ah ayuu uwadan karaa.

3713 qofna dhalashada wadankan ayey heleen sidaasna ayey magangalyada lasiyay kusoo dhamatay.

475 qofna waxaa magangalyada loogala laabtay waxeey usafreen wadankodi ama dib ayey magangalyo uweydisten wadankii eey kasoo carareen,

231 qofna waa dadka danbiyada gala oo sidas sharciga looga ceshtay.

Gérald Darmanin Wasiirka Arimaha Gudaha Faransiiska wuxuu sheegay in uu rabo in la xukumo ka dibna laga eryo ajaaniibta ...
26/07/2022

Gérald Darmanin Wasiirka Arimaha Gudaha Faransiiska wuxuu sheegay in uu rabo in la xukumo ka dibna laga eryo ajaaniibta aan ixtiraamin sharciga Faransiiska.

Gérald Darmanin ayaa raba in la ansixiyo Sharci cusub oo loogu tala galay dadka ajnabiga Marka ay dambi galaan in Xukun lagu rido kadibna dalka laga masaafuriyo dembiilayaasha sharcigan waxaa uu ka careysiisay ayaa la yiri xisbiyada bidixda.

Wasiirka oo ka qeybgalaya Dood Tv aya yiri Faransiiska waa deeqsi waxaana lagu soo dhaweeyaa Muhaajiriinta gacmo furan Caqliga saliimka ahi waa in la ixtiraamo shuruucda u degsan Jamhuuriyadda.

Shisheeyaha waxa lagu qiimeeyaa waxa ay qabtaan ee looma qiimeeyo cidda ay yihiin Ma lihi hab-dhaqanka Marine Le Pen oo sheegaysa in ajaanibku dabeecad ahaan xun yihiin Waxaan leeyahay ficillo caqli-gal ah Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Aide pour chercher un logement avec le CLLAJ (18-29 ans)Haddii ay da'daadu u dhaxayso 18 ilaa 29 jir.Waa inaad dalbtay g...
26/07/2022

Aide pour chercher un logement avec le CLLAJ (18-29 ans)

Haddii ay da'daadu u dhaxayso 18 ilaa 29 jir.
Waa inaad dalbtay guriga Marie ga Ama logement social haddaba sidaad u taqaano.
Waa inay Ku soo gasho lacag gaadhaysa ugu yaraan 700 euro net ah.

🟠Paris, 77, 92, 93, 95 :waa inaad dagan tahay ,degmooyinkam kor Ku xusan
👉RDV PAR TEL .Balantu waa téléphone ahaan isniinta ilaa jimcaha☎ 01 42 74 05 61 du lundi au vendredi de 10h à 13h
OU
👉aller le Mardi et le Jeudi, 14h-18h (il faut arriver à 13h45) maalinta Salaasada iyo Maalinta Khamiista waxa tagi kartaa xafiiskooda balan la'aan waa inaad wakhtiga ilaalisaaa.
Adresse : 4 Place du Louvre, 75001 Paris (2e étage)

🟠dans le 94 ( Arcueil, Cachan, Fresnes, L'Haÿ-les-Roses, Kremlin-Bicêtre, Villejuif et Gentilly.)
10 avenue du président Wilson, 94 Cachan
Tél. : 01 45 46 51 39
https://www.ville-cachan.fr/cachan-pour-tous/jeunesse-de-12-a-25-ans/71-se-loger/235-aides-au-logement

CLLAJ – mission locale
Adresse :* 7 Esplanade des Abymes, Créteil
Téléphone : 01 43 99 28 00

CLLAJ – mission locale ORLY-CHOISY
Adresse :1 Rue Vasco de Gama, Orly
Téléphone : 05 48 84 32 08

🟠dans le 78 : http://www.cllajsqy.org/

🟠dans le 91 :

https://iledefrance.uncllaj.org/

Haddii aad fahmin Ama ubaahan tahay caawinaad fadlan message noo soo dir anigaa kaa caawinayna

Baafin" Jaaliyadd Soomaaliyeed ee France waxaa ay Heysaa Warqad Casuumaada balanta Wareysiga Maxkamadda oo u Mari lahaa ...
26/07/2022

Baafin"

Jaaliyadd Soomaaliyeed ee France waxaa ay Heysaa Warqad Casuumaada balanta Wareysiga Maxkamadda oo u Mari lahaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ali Mohamed Ibrahim. Kaaso ay kaluntay haddana Gacanta ku hayso Jaaliyadda Soomaaliyeed Faransiiska.

Hadaba hadii aad taqaano Muwaadin kaasi ama Cid taqaano Fadlan hala soo Xiriirto Gudoomiyaha Jaaliyadda Mudane Ducaysane Daahir Faarax ama Gudoomiye kuxigeenka Mudane Faysal Kacaan. Number +33 6 04 47 44 11

Codsi si Walaalkaasi uga Faaiideysto balanta oo muhiim u ah Mustaqbalkiisa maadama aan Ognahay Marxaladda qofka marka uu yahay Magangalyo doon hala sii Faafiyo

Ama Bogga Jaaliyadda
nagala soo xiriir, Mahadsanidiin
Fadlan sii Faafi

23/07/2022

Bismillaah"

Jaaliyadda Soomaaliyeed France iyadda oo
ka duuleysa ilaalinta Xogta iyo Badqabka Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool Dalkaan Faransiiska waxaa Mudooyinkii ugu dambeeyay Jaaliyaddu ku howlanayd Raadinta Xogta Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku geeriyooday dalkaan kuwaa oo siyaabo kaladuwan ugu geeriyooday Goboladda dalkaan

Dedaalo aan kalahar lahayn oo ay Muujiyeen Hogaanka Jaaliyadda Soomaaliyeedd ee France oo ugu h**eeyo Gudoomiyaha Jaaliyadda Mudane Ducaysane Daahir Faarax iyo Gudoomiye kuxigeenka Jaaliyadda Feysal kacaan waxaa inoo suurtagashay inaan helno Meydadka Muwaadiniinta oo Midd kamidd ah aanu helnay Eheladiisa halka midka kale ilaa hadda lalayahay Eheladiisa.

Afhayeenka Jaaliyadda Soomaaliyeed Faransiiska Mudane Saciid Cabdi Budul ayaa Soo jeedinaya Xogta dhabta ah ee Geerida Muwadiniintaasi iyo waxa qabsoomay kadib Geeridooda.

Adresse

La Chapelle
Paris
75000

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Faransiiska, Communautè somalienne en France publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager