Mohamed Nur Shurie

Mohamed Nur Shurie Somaliya Somali baa leh

Waxaa loogu yeeraa Queen Qaawan; iyada ayaa isku bixisay magacaas oo dhammaan baraheeda bulshada ku wada qoratay. Waxay ...
03/07/2024

Waxaa loogu yeeraa Queen Qaawan; iyada ayaa isku bixisay magacaas oo dhammaan baraheeda bulshada ku wada qoratay. Waxay se labadeeda waalid u baxsadeen Istaahil, Istaahil Suldaan Nuur Dheere. Waxaa reer abti u ah oo hooyadeed ay ka dhalatay qoys ka caan ah magaalada Boorama. Sheekhul Baladka magaalada oo loo garan ogyahay Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa u ah Awoowgeed dhanka hooyo. Dr Cabdishakuur oo isagane dhakhtar caan ka ahaa deegaanadaas oo goordhow shil gaari ku dhintay ayaa u ah abtigeed oo ay hooyadeed wada dhasheen.

Istaahil waxa ay kamid tahay dadka naadirka ah ee dibadda uga soo baxay xabsiga weyn ee ay badi dadku ku wada jiraan ee SHARAFTA iyo SUMCADDA ah. Shaqadeedu waa SHARMUUTANNIMO sida ay afkeedaba ku sheegtay. Waa garoob ifka keentay toddobo jir uu hadda aabbihii ku la nool yahay magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Iyadane waxa ay ku nooshahay dalka Norway caasimaddiisa Oslo.

Billowga bishii August ee 2022-dii ayaa waraysi ay bixisay ku kala dhigdhigtay nooca shaqadeeda iyo shirkadda ay u shaqayso ama ay ka shaqaysato. Magaca shirkadda waxay ku sheegtay ONLYFANS oo leh web sawiro iyo muuqaalo la soo gelin karo kadib markaad akoon ku samaysatid. “Waxa aad iska qaadayso ama iska duubayso waa sawiro iyo muuqaalo aad badh-qaawan tahay ama wada qaawan tahay, deedna shirkadda ayaa kaa iibsanayso oo iyadane sii iibgaynayso.” Ayay ku tiri waraysigii laga qaadayay. Si kooban, shaqada shirkaddaasi waxay ugu yeertay SHARMUUTANNIMADA INTERNETKA. Sababtu waa in aysan cidna la kulmin ee kaliya ay ka soo muuqanayso shaashadaha taleefoonada ee doobabka ee u ooman daawashada jirkeeda. Waxay shirkaddan ka shaqo billowday April 2020-kii.

Waxaa kale oo ay sheegtay inay ku shaqaysato jirkeeda. Mar ay ka sheekaynaysay heerarka shaqadeeda iyo sida ay macaamiisheeda ugu shaqayso ayay sheegtay inay $3,000 ka qaado ninka ugu galmooda caagga CONDOM-ka ah, balse ninka bilaa CONDOM-ka ah ay ka qaado $4,500 illaa $5,000. Ma rabo inaan ku sii dheeraado shaqadeeda

Jabuuti oo doonaysa in ay la harto Soomaaliya!Sida warqadan kamuuqata dawladda Jabuuti ayaa go’aamisay in ay qeyb kanoqo...
09/04/2024

Jabuuti oo doonaysa in ay la harto Soomaaliya!

Sida warqadan kamuuqata dawladda Jabuuti ayaa go’aamisay in ay qeyb kanoqoto tartanka loogu jiro Gudoominta Midowga Afrika, waxayna sharaxday Maxamuud Cali Yuusuf, oo mudo dheer ah wasiirka arrimaha dibada ee Jabuuti.

Soomaliya & Kenya ayaa horey uga sharaxnaa IGAD, iyadoo ay Xukuumadda Soomaaliya dhawaan sheegtay in ay Jabuuti dhanka musharaxa Soomaaliya taageeri doonto, laakiin taas waxaa hadda beeninaya mawqifka cusub ee Jabuuti.

Musharaxa Kenya ayay talaabadan fursad weyn u noqonaysaa, maadaama codadka Soomaalidu ku xisaabtameysay ay u kala jabi karaan.

Musharaxa Jabuuti Max’ud Cali Yusuf, ayaa ka culus siyaasad ahaan musharaxa Soomaaliya Fawziya Xaaji Adem, maadaama Jabuuti ay heli karto codadka Afrika ee Faransiiska kuhadla iyo kuwa Carabta madow ah, tan oo muujinaysa wajiga dhabta ah ee Jamhuuriyada Jabuuti.

War Sxbyeel Beri Ani Quracdayda Iyo Qadadayda Waa ii Diyaar Yaa ila Qabaa Hadii Aan la Arkin Xitaa Xisaab igu ma jirto I...
09/04/2024

War Sxbyeel Beri Ani Quracdayda Iyo Qadadayda Waa ii Diyaar Yaa ila Qabaa Hadii Aan la Arkin Xitaa Xisaab igu ma jirto In Aan Sooma Beri Hafaada igu imaada insha Allah Hadii Alle idmo

EIDKU waa 10-April, Insha Allaah 30 maalmood ayaa la soomi doonaa, sida looga dhawaaqay Xaramka.
08/04/2024

EIDKU waa 10-April, Insha Allaah 30 maalmood ayaa la soomi doonaa, sida looga dhawaaqay Xaramka.

Hijiri Calendar Ma Waxa no Sheegaysa beri inay Soon tahay Aawi Kuwi na lahaayen beri Waa Ciid Hadaba ha Niyeeysinin inay...
08/04/2024

Hijiri Calendar Ma Waxa no Sheegaysa beri inay Soon tahay Aawi Kuwi na lahaayen beri Waa Ciid Hadaba ha Niyeeysinin inay beri Ciid tahay Ee Beri Waa 30 buux insha Allah Alle Hana Gaarsiyo Aamin 🤲

Masjidka Xaramka ayaa buuxsamay. Waxaa la xiray dhamaan iridaha Xaramka laga soogalo. Dhinac walba wadooyinka ilaa sadax...
08/04/2024

Masjidka Xaramka ayaa buuxsamay. Waxaa la xiray dhamaan iridaha Xaramka laga soogalo. Dhinac walba wadooyinka ilaa sadax kilomitir ayaa lagu tukanayay. Kudhowaad sadax milyan oo qof ayaa halay joogen.

08/04/2024

Laascaanood oo ku Guulaysatay Horyaalka aqoonta Soomaaliya.
=============
Hambalyo hambalyo hambalyo
Magaalada Laascaanood ayaa ku guuleysatay Tartan Aqooneedka gobollada iyo degmooyinka Soomaaliyeed ee SNTV, iyada oo noqoneysa magaaladii u horreysey oo ka baxsan gobollada koonfureed oo hanata guusha tartanka heerka Qaran ah.

Laascaanood sannadka waxa ay meel kasta ka dhigeysaa wacdaro aan loo babac-dhigu karin. 🇸🇴 Qore Shurie

06/04/2024

Dowladda Sacuudi Careebiya ayaa shaaca ka qaadday in maqribnimadii Isniinta go'aan ka soo saari doonto aragtida ciidul Fitriga.

06/04/2024

6 bil kaddib dagaalka ay Israa'iil ku qaadday Gaza

Tirada Dhimashada
Falastiiniyiinta lagu dilay Gaza: 33,091
Carruurta lagu dilay Gaza: in ka badan 13,000
Israa’iliyiinta Israel: ilaa 1,200
Falastiiniyiinta lagu dilay Daanta Galbeed: 456
Dadka lagu dilay Lubnaan: ugu yaraan 343
Dhaawacyada
Falastiiniyiinta lagu dhaawacay Gaza tan iyo 7-badi October: 75,750
Falastiiniyiinta lagu dhaawacay Daanta Galbeed tan iyo 7-badi October: 4,750
Ciidanka Israil ee la dhaawacay tan iyo marki ay ku duuleen Gaza: 1,549
Rayidka Israa’iiliyiinta ee dhaawacmay tan iyo October 7: 4,834.
Illahow Muslimiinta u Gargaar Aamin 🤲 Qore Mohamed Nuur Shurie

Roob sababay khasaara maaliyadeed oo ka da’ay Magaalada Jigjiga ee DDS.Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad-Deegaanka Soo...
06/04/2024

Roob sababay khasaara maaliyadeed oo ka da’ay Magaalada Jigjiga ee DDS.

Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad-Deegaanka Soomaalida (DDS) waxaa ka curtay roobka guga oo maalmihii lasoo dhaafay digniin xooggan laga dirayay si aanay Bulshadu saamayn taban ugu reebin xareedda ka dhalata.

Guryo badan ayaa dumay halka laga soosaaray Dadkii ku jiray si loo yareeyo waxyeellada soo gaari karta, goobaha biyaha rooblka ka hooraan ayaa dib loo furay si biyahaas ka dhashay roobka ay uga baxaan.

Saadaal aanay wanaagsanayn ayay khubarada qaarkood ku tilmaameen in meelaha qaar uu ku yeelan karo Roobka Guga balse waxa ay soo jeediyeen in feejignaan dheeraad ah laga muujiyo si halista badan ee muuqata loo yareeyo.

Meelo badan waxaa ka jira kuleel oo waxaa sare u kacay heer kulka taasi oo keentay in dadka oo sooman magaalooyinka qaar ay raadsadaan meelaha ugu qabowga badan si ay ugu gabbaadsadaan ama u helaan goobo qaboow.

05/04/2024

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda lafilayaa in ay sii dayso isku shaandheynta xubnaha wasiiradda qaarkood, oo wasaaradahooda lakala bedelay.

Axmed Macalin Fiqi ayaa lafilayaa in laga dhigo wasiirka Arrimaha dibada XFS, isagoo hadda ah wasiirka arrimaha gudaha, taas oo kadhigan in wasaaraddaha Arrimaha dibada, Qorsheynta,Iskaashiga caalamiga ah, Caafimaadka, Cadaaladda, Dastuurka iyo Batroolka ay isku dhinac mari doonan.

Kursiga dhinaca Gedo, ayaa lafilayaa in uu kuyimaado Is afgarad siyaasadeed oo kuwajahan in Xubin taas uu kushaqeeya damaca Villadda ee kuwajahan Jubbaland, uusana kahor imaan- karin, taas oo uu aqbalay in Axmed Madoobe ay wada hadlaan.

Jagada Wasiirka Arrimaha gudaha XFS ayaa la qorsheeyey in lasiiyo Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo xildhibaan golaha shacabka ah, kana soo jeeda gobalka Nugaal.

Xubinta gobalka Sool ay ku leedahay wasiirada Federaalka ayaa lasiin doonaa xildhibaan golaha shacabka ah, horeyna wasiir u soo noqday xiligii Farmaajo.

Wasiiru dowlayaasha & Kuxigeenada qaarkood ayaa isku shaandheyn lagu sameyn doonaa.

05/04/2024

Address

Alhakim
Eastleigh
$190

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+254721740569

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Nur Shurie posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Nur Shurie:

Share

Category