19/12/2022
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Aslamu Aleykum Waraxmatullahi Wabarakat.
Daman walalaxa Musliminta waxan ushegeya waxa jirta HOYOO Somaliyed oo diban oo kunol dalka Kenya gar ahan magalada Nairobi markii ay ishegte dibka hasta oo ubaxan garab istag ini an uu mujinoo ayan waxan jecleyste ini an idin sobandigoo.
Wa Hoyoo haystoo hal wil oo 4 sano jiro
ad muda der ka hanunsna wilkas oo saan hilib loga shege qalin ubaxan. Hoyadas aya waxa kale oo ay ee shegte ini ay gurigi ay daganed lagahirte hitaa.Waxa lugu yeshe kira ila iyo (6 bil). HOYADAA wey dibantaxa ee walalaxa qerka jacel waxan kacodsanaya ini an gar istagnoo Hoyadas.
Qof walboo waxa uu awodoo wuxu igu diri karaa numbarka eh
Phone No 0702977280
Name/Magaca wa Maryan Kassim Mohamud
Fadlan Hoyoo Somaliyed ee an cawinoo
Maxad sanidin daman walalaxa Musliminta eh.
Translation service and translation jobs for freelance translators and translation agencies.